

xalwo maxa ku baray xagee ku aragtey, mar qudha ee xamar tagtey oo canbo kasoo gaday, xalwo ya ku baray?
la xawlo wala quwati ila bilahi xalwo ma qabtido.
haa wa qaba ilaahay ba igu ogee.... isii aan cunee...see u cunisa ninkan ma walanyahay, waxa cunta weydey hahahaha..hargab aa ii haya waan cun.