11 qof bay cagdheertu qafalaatay baa la yidhi.
13 bay cidagalihi iyaguna meelaha ka soo qab-qabteen .
11 hore ay cagdheertu haysatay bay deetana sidaayeen .
Yacni foolxumadoodi ba la hor keenay , wayna u adkaysan kari waayen ...markaasu bakhtigan cagdheerka ahi ina leeyahay " I'm loving this"..Ina Lilah wa ina Ileehi Raajicun !
Kaasa berito ku odhanaya Somali baan kula ahay , bismillahi raxmaani raxiim !
Adeerow bahashan nacasnimo la yidha hore aya la iskaga qaada e , inaga la fogaada fadlan
onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 5:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Last edited by Ina Baxar on Sun May 10, 2009 12:03 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3407
- Joined: Fri May 01, 2009 5:40 am
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Horta sida Somaliga loo qoro soo baro.Qubbato wrote:
Warqabdka TogaHerer
Hargeysa
Alla maxa la bartay sida somali la iskuugu diro. Hawiye ayey madaxa isu geliyeen markaasay intii ka soo hartayna rabaan in ay iskugu dhiibaan. Isla weynaa.
You are not alone, all the pay outs and Somali wanna be would love it, but they know its a cheap proppaganda.Qubbato wrote:
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
i love this
Sell that to all you want but not Snetters.
Take it somewhere else.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 5:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Faranacab , ninkaas qubbato la yidha muxu yahay ?
Bal sidaad u arkasyo inoo sheeg , anigu nin walba magaca u ila yimaado baan ugu yeedha .
Bal sidaad u arkasyo inoo sheeg , anigu nin walba magaca u ila yimaado baan ugu yeedha .
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3407
- Joined: Fri May 01, 2009 5:40 am
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
What are your sources for this Ina Baxar, care to share bal?Ina Baxar wrote:11 qof bay cagdheertu qafalaatay baa la yidhi.
13 bay cidagalihi iyaguna meelaha ka soo qab-qabteen .
11 hore ay cagdheertu haysatay bay deetana sidaayeen .
Yacni foolxumadoodi ba la hor keenay , wayna u adkaysan kari waayen
Ku tiri kuteeno iyo buun-buunin dagaalo eheleed waa waxa na la haray.
Hadaad run sheegi meeshaad warkan xun ka keentay cadee.
Otherwise, you also come under the pay out characters who wanna keep Somali people weak and divided.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 5:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
De sowta halkaa ku qoran ?
Faranacab , halkeed ka socota adigu ?
Ma waxaad u jeeda --> qubbato ogadeen ma'ahe , dadka ayuu isku diraya .
mise waxaad u jeeda --> warkani waa been ?
Anigu wixii halkaa ku qorna ayuun baan ka hadlay , ninkii ku faanay arrin dib u xidhay na , waan u jawaabay .

- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 12:37 pm
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Cagdheertu ma dagaal bay garanayaan, waa iska candhooyin.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3407
- Joined: Fri May 01, 2009 5:40 am
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Ina Baxar,
Ninka Qubato la dhaho iyo Gaashaanle-87 labadooduba dad ii tirsan ma aha. Walla ku wa la midka ah ayaa ii tirsaneyn.
Xaga warka, warku waa mid sal iyo raad toona lahayn. Maal mahanba waa la isla dhex maraayey laakiin wuxuu noqday been abuur iyo dacaayad laga faayiyey dadka ehelada ah. Waa qorshe uu gumaysigu kukaco mar Alla markuu arko laba qabiil oo Somali ah oo heshiis u socdo. Waa waxaynu horay usoo arki jirnay.
Read this from the Qorahayonline:
http://qorahay.com/May2009/08052009.htm
Ninka Qubato la dhaho iyo Gaashaanle-87 labadooduba dad ii tirsan ma aha. Walla ku wa la midka ah ayaa ii tirsaneyn.
Xaga warka, warku waa mid sal iyo raad toona lahayn. Maal mahanba waa la isla dhex maraayey laakiin wuxuu noqday been abuur iyo dacaayad laga faayiyey dadka ehelada ah. Waa qorshe uu gumaysigu kukaco mar Alla markuu arko laba qabiil oo Somali ah oo heshiis u socdo. Waa waxaynu horay usoo arki jirnay.
Read this from the Qorahayonline:
http://qorahay.com/May2009/08052009.htm
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 5:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Anigu runti horta waan ka shikisanahay LABADA ba
Mar garxajis bay iska dhigaan , mar Ogadeen bay isku eekaysiyaan , mar Somaliya , mar Somaliland .
Anigu wixii halkaa ku qorna baa is laha ka jawaab , haddana waxaad sheegtay wax macquul ah weeye

Mar garxajis bay iska dhigaan , mar Ogadeen bay isku eekaysiyaan , mar Somaliya , mar Somaliland .
Anigu wixii halkaa ku qorna baa is laha ka jawaab , haddana waxaad sheegtay wax macquul ah weeye
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3407
- Joined: Fri May 01, 2009 5:40 am
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Ina Baxar,
Wakhtiyadii aan waxa laga sheego fadhi ku dirarka qaadan jirnay on run ka dhigi jirnay waa la dhaafay. Maanta dhalinta somaliyeed runta hadayna isu sheegin goormay isu sheegi? Siyaasada Somalida iyo geeska afrikaba waxa ay la degi la'dahay waa hubsasho la'aanta iyo colaadaha sida maalayacniga ah loo hurinaayo.
Dagaal ehel yaa ku farxa oon ka nixin?
Cadowga Somaliyeed uun baa ku farxa dan weynina ugu jirtaa. Somali qabiil isku layn dadka qaarkii waa ka soo ilbaxayaan. Siyaasad iyo aragti kala duwan oo la wato ayaa maanta will iyo aabihii isku hayaan.
Qabiil thing will be a nonsense soon. Mark my words.
Wakhtiyadii aan waxa laga sheego fadhi ku dirarka qaadan jirnay on run ka dhigi jirnay waa la dhaafay. Maanta dhalinta somaliyeed runta hadayna isu sheegin goormay isu sheegi? Siyaasada Somalida iyo geeska afrikaba waxa ay la degi la'dahay waa hubsasho la'aanta iyo colaadaha sida maalayacniga ah loo hurinaayo.
Dagaal ehel yaa ku farxa oon ka nixin?
Cadowga Somaliyeed uun baa ku farxa dan weynina ugu jirtaa. Somali qabiil isku layn dadka qaarkii waa ka soo ilbaxayaan. Siyaasad iyo aragti kala duwan oo la wato ayaa maanta will iyo aabihii isku hayaan.
Qabiil thing will be a nonsense soon. Mark my words.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 5:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.

Horta badana , hadaleydan aan iska tuur-turo qofka calooshisa ayaan ku baadha .
Runtu na waxa weeye , qofkii raba inu is qariyo , ama ku gaado , wax adkaysi sidaas ah ma sii laha ... mar uun bay wax ka soo dhacan ..ninkii u aragti dheer ayuun ba kolkaa na garan kara
-
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 12:37 pm
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Ina-BaxarIna Baxar wrote:Anigu runti horta waan ka shikisanahay LABADA ba![]()
Mar garxajis bay iska dhigaan , mar Ogadeen bay isku eekaysiyaan , mar Somaliya , mar Somaliland .
Anigu wixii halkaa ku qorna baa is laha ka jawaab , haddana waxaad sheegtay wax macquul ah weeye
goormaad aragtay anigoo Garxajis ama Ogadeb iska iska dhigaya!
waar niyaw laxdan baa ugu daran, la iskama soo hataaco uun.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 5:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: onlf is karbaashing Ciidagalle in awaare and rabaso.
Naa wiigi ina dhaafay baan ku dhameeyay hadal anigu .
Ninka wuxu yahay aan ogahay baan la haysta e , raali ahow !