Sh sharif versus Hassan daahir aweys last round.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Sh sharif versus Hassan daahir aweys last round.

Post by The_Emperior5 »

Image
Image

Ku dhawaad 10-qof oo ku Geeriyootay Duqeen , Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir oo markii ugu horeyasy lagu arkay Furinta Dagaalka iyagoo wata Dareeska ciidamada…




Dagaal aad u culus oo manta galinkii danbe ka biklaawday Muqdisho ayaa wali waxa uu ka soconayaa goobo badan sida isgoyska Fagax oo ka tirsan degmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaraya ciidamo ku lebisan dareyska cidamada DF iyo xoogaga ka horjeeda ee halkaasi ku sugan sida wararku ay sheegayaan.
Dagaalkan ayaa waxaa bar bar socda Duqayn sib a,an ugu dhacayso Xaafadaha Towfooq, isgoyska fagax, Huruwaa ilaa Suuqa Xoolaha iyo goobo kale.
Madaafiicdaan ayaa waxay si toos ah uga soo dhacayaan Madaxtooyada oo la sheegay in ay ka soo Ridayaan Ciidamada Ugandha waxayna akala yihiin Madaafiicdani BM- Ar5- Hoobiye iyo qoryo kale waxayna ku hoobanayaan Xaafadahaasi.
Inta la ogyahay ku dhawaad 10-qof ayaa ku nafwaysay Madaafiicdani oo bilaawday galabta balse waxay wararku sheegayaan in geerida intaas ka badan karto, maadaama ay dadku cararayaan oo aan laga gaarin in Guryaha maydka laga soo saaro.


Sidoo kale wararka ka imaanaya Goobta Dagaalka ama furinta ayaa sheegaya in markii ugu horeysay 5-maalin lagu arkay asaga oo wata Dareeska Ciidamada Milatariga Madaxweynaha Dowlada Midnimada Qaran Sheekh shariif sheekh axmed oo Dagaal Galinaya Ciidamada Dowlada ee aagaasi ka Dagaalamayay saacadihii la soo dhaafay.

Halka Sh Xasan Daahir oo isaguna la arkaayey isagoow ato dharka ciidanka isagoona arinka caawa ah laba saxiib sheikhyo isla ahaa ay dagaal Muslimiin lagu laynayaan ay kala hogaaminayaan arinka ayaa halkii laga filaayey Barwaaqo ayaa balaayo soo deg deg tay
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”