
Supposedly all of the boqors of african tribes/clans came together for a summit or something.
among the boqors
u have
Boqor Fulani of West Africa
Boqor KingKong (boqorka Darood)
Boqor Igbo of Nigeria etc
Boqorka Daarood oo Ka Qeybgalay Shirkii AU:da
Horseed Media
News Desk
Shirkii madaxda dalalka AU:da ayaa shalay ka furmay magaalada Sirta e dalka Liibiya. Shirkaas oo looga hadlaayey mideynta dalalka Afrika iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatoyinka waaweyn ee Afrika sida saboolnimada, dagaalada, aqoonyaridda iyo cuduradda.
Shirka ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeybgalay madax kale oo ay kujiraan ninka madaxa ka ah jaamacadda carabta Caamir Muusa, waxaa kaloo joo... madaxweynaha dalka Brazil Silva Lulla iyo madax kale oo kasocotay EU:da. Madaxdii Afrikaanka ee shirka ka muuqday waxaa kamid ahaa madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe iyo hogaamiyaha ANC ee dalka koonfur afrika Jacob Zuma iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir.
http://horseedmedia.net/portal/somali/25185/
loool.