Puntland Gets E.U Support In Security

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Puntland Gets E.U Support In Security

Post by Osman-NZ »


Horseed Media
Bosaso, Puntland

Wasiirka amniga ee Puntland Gen.Cabdullahi Siciid Samatar oo dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Bosaso.

Wasiirka Gen.Cabdullahi Siciid ayaa maanta kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee Bosaso halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin kala duwan oo kamid ah maamulka Puntland.

Gen.Cabdullahi Siciid ayaa saxaafada uga waramay safarkiisa, asagoo sheegay in uu dalka uga baxay arrimo caafimaad.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay intuu dalka ka maqnaa inuu socdaal kusoo maray wadamo door ah oo uu kala soo hadlay arrimaha amniga, asagoo sheegay in markii safarkiisa caafimaadka u dhamaaday uu soo maray wadamo kamid ah Midowga Yurub.

Wasiirka ayaa sheegay inuu kala hadlay Saraakiisha Midowga Yurub xaalada amni ee dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland, asagoo sheegay in saraakiishaasi ay aad ugu bogaadiyeen amniga ka jira gobalada Puntland.

Wasiirka Gen.Cabdullahi Siciid Samatar ayaa sheegay inay rajeenayaan wadamada reer Yurub inay gacan kasiin doonaan arrimaha amniga, asagoo sheegay in wadamada uu safarka kusoo maray ay ku jireen Jarmalka, Ingiriiska, Belguimka iyo Talyaaniga.

Wuxuu sheegay Wasiirka inuu ku boogaadinayo shacabka Puntland inay ka shaqeeyaan amnigooda, asagoo sheegay in wax walba ay ku xiran yihiin amniga kaasi oo uu sheegay inuu furo u yahay horumarka.

Horseed Media
Source:http://horseedmedia.net/portal/somali/25450/

Ok all this is the mayor of bossaso who returned from sweden after meeting with the foreign minister of sweden there to discuss making Bossaso a twin city of Western Part Of Stockholm. Now after he scored that he travelled to other parts of europe to get support from the e.u for security in Puntland. This is great to have have the e.u nations support Puntland further in security areas and America help in development and every other sector.

Puntland is politically set-up now. America supports us, E.u Supports us..They going to help our state in security and also infrastructure development. Plus Puntland Got America to recognize the federal policy that the future somali government will be built on and they totally support "federal" somalia not "unity".

So If sheikh faggot sharif ever tries to undermine the federal policy, he has just lost america support and will find himself out of a job. And if worst get to worst, we can tell America "we built this government with the federal idealogy" If that federal idealogy is not respected "Puntland has no alternative but to cut off from the rest of somalia" and they will have strong justification also because it's not our fault the other somalis didn't follow thru with the federal idealogy which is also endorsed by america just last weak in the foreign policy hearing in washington.

Either way whatever path somalis decide we have our state covered and will not affect us in the 1 bit. They will be the losers.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”