Garowe City Security Is In Good Phase

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Garowe City Security Is In Good Phase

Post by Osman-NZ »


GAROOWE: Amaanka caasumadda goboleedka Puntland ee Garoowe oo heer wanaagsan maraya
Posted to the Web Jul 11, 04:13

Garoowe (PP) - Amaanka Caasumada Magaalada Garowe oo heer wanaagasan maraysa ka dib markii ay Ciidamada Amaanka ay Howlgalo kala duwan ka sameeyeen, waxaa xiliyada Habeenkii aad magaalda dhexdeeda ku arkaysaa Ciidamaada Amaanka ee Booliska oo howl galo kala duwan ka sameynayaa.

Ciidamada Booliska Puntland ayaa dhawaanahaan waxay ku howlanayeen sidii Amaanka Magaalada Garowe ay u noqon lahayd mid la isku haleyn karo mar aan Taliyaha Qeybta Boolis G/sare C/raxmaa Abshis Faarax aan Xafiiskiisa ku booqday ayaa waxaa uu ka warbixiyey in Ciidamada Boolisku ay ku howlanyihiin sidii ay amaanka magaalda u sugi lahayeen.

G/sare C/raxmaan Abshir Faarax ayaa waxaa uu sheegay in Cidii lagu arko falal amaanka wax u dhimaya ay gacan bira ku qabandoonaan Ciidamada Boolisku ayna u dhaadhicin doonaan Saldhiga Sare ee Magaalada Garowe.

Sidoo kale waxaa xiliyada habeenkii ay Ciidamadu baaritan kala duwan ay ka sameeyaan Wadada Dheer ee Magaalada iyaga oo Baaritaan ku sameeya Baabuurta kala duwan ee isaga goosheysa Gobalada Somali iyo Magaalada dhexdeda.

Shir ay qabteen Duqa magaalada Garowe iyo Taliyaha Qeybta ayaa waxaa ay kaga hadleen dhalinyarada Falalka Ashax-xumada ah ka dhexsameeya Magaalada in ay waaridiintood ay uga digaayaan hadii ay Ciidamada Boolisku ay ku soo qabtaan dhalinyartaas Falalka Ashax-xumada ah aysan uga daba imaan Saldhiga.

Duqa ayaa waxaa uu sheegay in Mobelada Chineseka ah ay ka mid yihiin kuwa lagu sameeyo Falalka Ashaxumada ah isaga oo waalidiinta uga degeyn in ay Caruurtooda ka ilaaliyaan Moobiladaas Caruurtooda oo ku daawada Filimanta Xunxun ee Diinteena wax u dhimaya.

Siciid C/salaan Siciid
Wakiilka Puntlandpost.Garowe
E-mail loole@hotmail.com
Source:http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=7896

Lol falalka xun ay dadka ku waleyan waxay tahay caruurta firsado pornka. Cajiib... They make it appear like there is huge security concern over such petty public nuisances. All these falal xumo laa sheegayo waa waxaan oo kale. Anyways we got other things to worry about then kids watching porn on their mobile.

Puntland needs to reassess it's priority don't u think all? Would u care about spending your resources on monitoring boys who are doing public nuisances or be watching south galkacyo? I know if i was leading puntland i wouldn't be wasting puntland resources into this sort of stuff. In resource badan loo dhiro ma ahan waxan oo kale. U can set up neighbour watch group in the city and a police station that can monitor the town for law n order. Intas ayaa ku filan these petty amaan daro stuff.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by gemini07 »

Watching Porn :shock:

These narsty horndogs waa inaa la garaaco.Osman
waxaan waa arin uu baahan inaa wax laga qabto .It's not trivial
or 'petty '.We need islamic police like the ones in Saudi to teach these kids a lesson
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by Osman-NZ »

Kids watching porn are not harming anyone. Their alot more serious things to be done first before worrying about kids watching don't u think??? :shock:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by gemini07 »

Osman-NZ wrote:Kids watching porn are not harming anyone. Their alot more serious things to be done first before worrying about kids watching don't u think??? :shock:
A few years down the line it will start to harm the community in Garowe and across Pl ,i'm sure Rape rates will shoot up

Akhlaaqda Islaamka has to be beaten into them at a young age ,watching this qashin will encourage promiscuity and all sorts of immoral behaviour .Iyo Ciqaabta Ilaahay baa sugisa :down:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by Advo »

Horta let's be honest...there isn't a place in a somalia that's safe from porn prior to Islamic take over, anywhere there's TV/Jaad, there's porn, but what I find disgusting is, they only watch cadaan ones, no madows/latinos and occasionally indhayar ones to dispell the slanted rumor every now and then. lol
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by Osman-NZ »

advo exactly bro, that is what i am saying. It's just porn for goodness sakes. Somalia has alot more trouble then to be worrying about porn at the moment. As for their choice of porn...in somalia the porn they watch is white porn that is true. I dont think they like black porn because they surrounded by black ppl every-day marka they want something they dont usually see everyday...which is understandable..
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by surrender »

It's just porn aa? bisinka? porn is haraam, major sins are because of stuff like this! a whole nation can be distoryed for such thing! a country can be destory for xaraam actions like porn, homosexuality and alcohol consumption. porn waa waxlaga fogaado, and its involvement can cause unrest peace in our homeland. the government should do everything to make sure that porn, and alcohol dont come to our society.
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Garowe City Security Is In Good Phase

Post by Ducaysane_87 »

Osman-NZ wrote:advo exactly bro, that is what i am saying. It's just porn for goodness sakes. Somalia has alot more trouble then to be worrying about porn at the moment. As for their choice of porn...in somalia the porn they watch is white porn that is true. I dont think they like black porn because they surrounded by black ppl every-day marka they want something they dont usually see everyday...which is understandable..


:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”