


http://www.cri.it/coppermine/albums/use ... ca_008.jpg
Moderator: Moderators
Rightwing wrote:You know what? Haduu odhanayaa Idoor they have edited, photoshopped and some other rubbish
Bicir100 wrote:Rightwing wrote:You know what? Haduu odhanayaa Idoor they have edited, photoshopped and some other rubbish
IIdoorku miyeyna xishoon horta, Let me tell you a little bit about your ancestors..
"Guddoomiyihii degmada Berbera H. B. M. mar uu dhambaal uu u diray wasiirkii dibadda ee Ingiriiska[/color], ayuu wuxuu ka faalooday howlihii kaniisaddaas. Qoraalkii dhambaalkiisaas waxaa kamid ahaa sidatan :
" Kaniisaddani waxay ka dhisnayd Berbera sanooyin badan. Inkasta oo markeedii hore aad looga tuhun qabay, haatan waxaad mooddaa dadku in uusan wax dan ah ka lahayn habkooda wax-barasho. Cunugna looma oggola in maamulka Kaniisadda uu qabto iyadoo uusan la socon wixii markaas ehel ahaan ugu dhowaa. Iyadoo weliba markaas qunsul ku xigeenka hortiisa lagaga saxiixayo waraaq uu ku caddeynayo in uusan ilmahaas ka saari doonin Mishinka illaa uu gaaro sideed iyo toban jir.
"Waxaa caado ahayd in waalidka ay wiilashooda keeni jireen Mishinka, si ay uga kaaftoomaan kharashka koritaankooda iyo wax-barashadooda. Baadariyadu dhibaato xoog leh ayay kala kulmeen wxbaridda caruurtaas.". (Taariikhdii Daraawiishta. Aw-Jaamac Cumar Ciise.1976. .p. 19-20)."
Xilligaas waxaa jiray olole ay degaanka ka wadeen arah wadaaddo ahaa oo uu hoggaaminayay nin la yiraahdo Father Gypriana oo u dhashay dalka Baljiika. Kaniisadda uu u shaqeynayay Baadarigaas oo ahayd Franch Roman Chatholic, ayaa waxay xarun ku lahayd degmooyin ay kamid ahayd Berbera."
LOl walaahi hadaan iidoor ahaan lahaa waan isku qajili lahaa nin awowgii church u jarmaadi jirey meelaha qaarkood inuu ka hadlo maaha.
Btw We all knw queen elisabeth ninka dhabarka ku sidi jirey so we not gonna discuss that, waa tariikh kuu hirgashay waxba hada dib ha uga guran