The liberation has started

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

The liberation has started

Post by CoolPoisons »

Waxaan maqlay ciidamo aad u fara badan ayaa so buux dhaafiyeey outside Dolow. their first stop's Beled Hawo.

i dont think there's gonna be a war. Kuwa Shiskabab gonna run when they see the army.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: The liberation has started

Post by CoolPoisons »

Doolow: Diyaar garow dagaal oo ka dhan ah Maamulka Islaamiga Gobolada Gedo iyo Jubooyinka oo ka socda Dedmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Diyaar garow dagaal oo aad u xoogan ayaa saacadihii ugu danbeeyey waxaa laga dareemayay gudaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, diyaar garowgaas oo ku aadan sidii maamulkii hore dowlada KMG dib ugu qabsan lahaayeen gobolada Gedo iyo Jubooyinka.



Diyaar garowgan dagaal ayaa waxaa hor kacaya xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan maamulka Dowlada KMG ee Soomaaliya, waxaan shalay ilaa xalay heegankii ugu danbeeyey la geliyey Ciidamadaasi.



Cabdi Barre Cabdi oo ah afhayeenka maamulka Dowlada KMG Gobolka Gedo oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay dib u wiiqi lahaayeen awooda xoogaga islaamiyiinta ee haatan ka taliya Gobolada Gedo iyo Jubooyinka.



“Ciidamada Dowlada dhawaanahan tabaro ayaa u socday, wayna u idlaadeen hubkoodiina waa diyaar, waxaana noo qorsheysan in maalmaha soo socda dagaalo culus ku qaado Gobolada Gedo iyo Jubooyinka dibna ugu soo celino Gacanteena” ayuu yiri Afhayeenka Maamulka dowlada KMG Gobolka Gedo Cabdi Barre Cabdi.



Afhayeenka ayaa intaasi raaciyey in dagaalkan ay wadaan saraakiil qabiiro ah oo xirfad u leh hab dajinta dagaalada, kuwas oo uu sheegay in ay guulo ka gaari doonaan maalmaha soo socda dagaalada u qorsheysan maamulkaasi.



Afhayeenka ayaa sidoo kale beeniyey in aysan qeyb ka ahayn dagaaladaasi ciidamo Itoobiyaan ah, laakiin qiray in ciidamada Itoobiya tababar u sameeyeen Ciidamadaasi, laakiin dagaalada hormuud ka ahaan doonin.



Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili maalmihii la soo dhaafay diyaar garow ciidan oo aad u xoogan ay wadaan maamulka Dowlada KMG ee laga cirdeeyey Gobolada Gedo iyo Jubooyinka.

http://www.gobolada.com/view_contents.p ... cleid=5097
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: The liberation has started

Post by CoolPoisons »

Guluf Ciidan Oo Ka Jira Deg. Doolow & Suurtagalnimada Dagaal Halkaasi Ka Qarxa.

Doolow – Gedo (GMN) - Sida aan ku heleyno warar laga soo xigtay dad ku sugan degmada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidamo ka tirsan kuwii maamulka gobolka Gedo iyo Ahlusuna waljameeca.

Ilo muhiim ah oo halkaasi ku sugan ayaa waxaa ay ku warameen in ciidankaani oo saanad aan la qiyaasin ilaa iyo iminka ay soo gaartay ay yihiin kuwo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan.

Ma cada sababta ilaa iyo iminka ka damabaysa dhaqdhaqaaqyadaasi waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in ay arkayeen ciidamada iskudhafka ah ee Ahlusuna iyo kuwii dawalada oo halkaasi ku diyaargaroobaya.

Mar aynu isku daynay in aan la xiriirno qaar ka tirsan saraakiisha sar sare ee maamulka islaamiga ah ee Deg Baledxaawo ayaa waxaa Taliyaha Saldhiga Magaalada Baledxaawo Sh Xasan Qodax waxa uu shaaca ka qaaday in ay diyaar u yihiin in ay fooda isgaliyaan cida doonaysa in ay weerar soo qaado.

Taliyaha ayaa hubaal ka dhigay in maalmahan ay is farasaari doonaan ciidamada ku sugan Deg Doolow ,isagoona ku goodiyay in ay ka awood roonaan doonaan.

Ugu dambeyntii xaalada ayaa iminka ah mid saan saan leh, dadka deegaankan waqooyiga Gedo ku dhaqan ayaa waxa ay si weyn u hadal hayaan sida uu xaalku ahaan doono.

Gedo News Desk

Isha Wararka Xaqiiqada Ah

Gedoonlinenews@gmail.com

http://www.gedoonline.com/?p=7549
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The liberation has started

Post by zingii »

Looks like in wax wada hadal ah jirin ee murqaha laisku isticmaalayo.
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: The liberation has started

Post by BaasAbuur »

CoolPoisons wrote:Waxaan maqlay ciidamo aad u fara badan ayaa so buux dhaafiyeey outside Dolow. their first stop's Beled Hawo.

i dont think there's gonna be a war. Kuwa Shiskabab gonna run when they see the army.
If it comes down to facing each other, there is no better result than these shabaab dudes fleeing. But are the dollow group ready for creating an actual administration for the region? Will they prevent checkpoints from reappearing?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The liberation has started

Post by Murax »

BaasAbuur wrote:
CoolPoisons wrote:Waxaan maqlay ciidamo aad u fara badan ayaa so buux dhaafiyeey outside Dolow. their first stop's Beled Hawo.

i dont think there's gonna be a war. Kuwa Shiskabab gonna run when they see the army.
If it comes down to facing each other, there is no better result than these shabaab dudes fleeing. But are the dollow group ready for creating an actual administration for the region? Will they prevent checkpoints from reappearing?


The million dollar question :idea:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: The liberation has started

Post by Captain24 »

Hiiraale better be careful, because the way I see it, this is going to be Marehan vs Marehan affair, even before they reach Kismayo, and by then he might be severely weakened. That will play into the hands of Kablalax forces who are there to defend the city
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The liberation has started

Post by Murax »

Captain24 wrote:Hiiraale better be careful, because the way I see it, this is going to be Marehan vs Marehan affair, even before they reach Kismayo, and by then he might be severely weakened. That will play into the hands of Kablalax forces who are there to defend the city

This Has very little to do with clan. Its about Pro Shabab folks Vs Anti Shabab folks. How do You explain a Talxe dude C/raxmaan Max’ed Cali the head of the Shabab Army in Kista being interviewed daily on How He plans to defend the city
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: The liberation has started

Post by BaasAbuur »

Murax wrote:
Captain24 wrote:Hiiraale better be careful, because the way I see it, this is going to be Marehan vs Marehan affair, even before they reach Kismayo, and by then he might be severely weakened. That will play into the hands of Kablalax forces who are there to defend the city

This Has very little to do with clan. Its about Pro Shabab folks Vs Anti Shabab folks. How do You explain a Talxe dude C/raxmaan Max’ed Cali the head of the Shabab Army in Kista being interviewed daily on How He plans to defend the city
It is an old school versus new school politics with Shabaab leaders being the new school.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: The liberation has started

Post by paidmonk »

I'll keep the daily tally for Hiiraale's progress. Dolow is the first step.


Image
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: The liberation has started

Post by BaasAbuur »

:lol: Someone got really good at making maps. James Dahl Training school for making maps certificate ayuu hele paidmonk.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The liberation has started

Post by Murax »

If there is a Tigray Battalion with them, its a breeze for them, Shabab will dissapear like Jinns. If there not with them, they'll fight like they're in 300 :lol: :lol:


:lol: :lol: at the map
Last edited by Murax on Sun Aug 16, 2009 12:53 am, edited 1 time in total.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: The liberation has started

Post by Captain24 »

If Marehan wasn't greedy, Marehans could have run the city and gave the vice President to Ogaden, and the Finance Minster and internal affairs to Harti. Their greed made em homeless today

Even When Morgan was holding Kismayo in 1998, he gave them the option to run the city with him, but they refused the deal. They attacked him three times, and he defeated them every time, then they had to run to Eyr and get help from Eyr
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The liberation has started

Post by Murax »

Captain,

Ninyaho caadi iska dhig Man. Ileen ma dhaashid :lol:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: The liberation has started

Post by Captain24 »

Murax, I got access to the largest database in the world, and I was just reading how Morgan defeated General Warsame, and again another Marehan general back in 1998 :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”