Page 1 of 6

The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Sun Oct 18, 2009 4:19 pm
by The_Emperior5
Image



Suldaan Cabdi Risaaq Suldaan Cabdiraxmaan oo bari dalka ku soo laabanaya

suldaanka guud ee beesha Subeer Awal ooka soo kicitamaya dalka Imaaraadka carabta oo uu muddo ku sugnaa

suldaanka guud ee beelaha subeer awal Suldaan Cabdi Risaq Suldaan Cabdi laahi Suldaan Cabdi Raxmaan ayaa maalinta isniinta dalka dib ugu soo laabanaya .
Suldanku waxaa uu ka soo kicitimayaa dalka imaaraadka carabta oo uu ku sugnaa mudo labaatan sano ah, oo ku beegan markii loo caleemo saaray taajka saldada guud ee beelaha Subeer Awal 1988kii, oo aabihii ku geeriyooday magaalada Muqdisho .

Suldaanka oo intii ka danbeysay caleemo saarkiisa imaaraadka ugu maqnaa waxbarasho waxaa xilka boqortooyada hore ugu sii hayay alle ha u naxariistee awoowgii suldan Saxardiid Suldaan Diiriye oo geeriyooday 1996kii .

Kadibna waxaa xilkii markale qabtay alle ha u naxariistee awowgii Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye oo todobaadkan ku geeriyooday Manhal Hospital Hargeysa .

Waana sababta keentay inuu Suldaan Cabdirisaq ku soo laabto dalka hadaba, ayadoo dadweynaha ku dhaqan caasimada iyo gobolka saaxilba laga wado abaabul ku saabsan soo dhaweynta ama sidii loogaga hortagi lahaa madaarka Berbera, oo uu ka soo degayo Bari oo isniina 10:00 subaxnimo waxaa uu duhurnimada uga soo gudbi doonaa dhinaca caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Gabileynews desk
Hargeysa

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Sun Oct 18, 2009 4:20 pm
by The_Emperior5
Liqaaye make sure when the king of hargeisa comes to hargeisa to take pics :up:

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Sun Oct 18, 2009 9:43 pm
by The_Emperior5
He will be officially crowned as the king of Super awal tomorrow in hargeisa after his uncle
Suldan maxammad suldaan diriye died last week.

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Sun Oct 18, 2009 10:06 pm
by CUSHITE KINGDOM
thats your king :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Sun Oct 18, 2009 10:26 pm
by The_Emperior5
Sultan abdirisaaq
sultan cabdilahi
sultan cabdiraxmaan
Sultan Diiriye

The king of hargeisa :up: :up:

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 3:59 am
by Digdahab
why is the royal lineage of Subeeriya so short? didn't you guys have a suldaan before that mate

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 4:24 am
by The_Emperior5
Digdahab wrote:why is the royal lineage of Subeeriya so short? didn't you guys have a suldaan before that mate

Suberiya sultan is 9 sultans in a row :up:

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 5:54 am
by Xamud.
Hey I thought you were something else? Haber Awal :?:

Anyway he looks young, how many wives does he have? :lol: :lol: tolka is probably sponsoring his life lavish life style ninyahow weey darkeyn Suldaanyashan iyo Garaadyashan.

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 5:59 am
by The_Emperior5
Xamud. wrote:Hey I thought you were something else? Haber Awal :?:

Anyway he looks young, how many wives does he have? :lol: :lol: tolka is probably sponsoring his life lavish life style ninyahow weey darkeyn Suldaanyashan iyo Garaadyashan.

what u mean Suber awal . awal son was suber., habarawal = cali awal and suber awal

Yeah he is very young and educated his uncle died last week we are crowning him today as the supreme leader of Suberiyada ama habarawal.

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 7:12 am
by Digdahab
emperior its still very short lineage

8-9 suldans , Subeer Awal is more than 400 years old.
who ruled you guys before you got ur own suldaan , I heard it was Toljeclo who was first isaaq king of all

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 12:25 pm
by LiQaaye_TDH
i was part of the wefti that welcomed him in Hargeisa! there was atleast 50- land drovers that welcomed him in Hargeisa!

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 12:26 pm
by The_Emperior5
LiQaaye_TDH wrote:i was part of the wefti that welcomed him in Hargeisa! there was atleast 50- land drovers that welcomed him in Hargeisa!
:up: :up: 50 landcruisers this big man
Men u need to post some pics in ipg or spg :mrgreen: :up:

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 12:28 pm
by The_Patriot
Emprior is that the King of Sacad Muse?

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 12:30 pm
by LiQaaye_TDH
sxb if knew how slow this inetrnet connections are :lol: i never took any images of the suldaan wefti, because its was like a surprise, we never planned it, but there were some HJ delegates with him that my cousin knew, so we just jumped in the bandwagon!

Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Posted: Mon Oct 19, 2009 12:31 pm
by The_Emperior5
The_Patriot wrote:Emprior is that the King of Sacad Muse?

No the king of all habarawal.