Heestan oo ka mid ah heesaha loogu dabbaaldego iidda Oktoobar waxay la curatay kacaankii bishii Oktoobar 1969kii.
Heestu waxay tilmaamaysaa sida Ummadda Soomaaliyeed ay ugu riyaaqday dhalashadii kacaanka. Waxay kale oo tilmaamaysa himilooyinka Ummadda oo ah in laga madax bannaando qabiilo, cadaalad darri, musuq-maasuq iyo wixii la mid ah. Heestaa waxa curiyey abwaanka Cali Sugulle oo ku dhashay Oodweyne. Cali wuxuu ka mid aha shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha
Oktoobar waa daruur hillaacday oo Soomaali u
da'dee ay ku dooqsadeene, Oktoobar.
dalkii baa iftiimay, Oktoobar
dadkii baa u riyaaqay, Oktobaar
dulli baynu tuurray, Oktoobar,
qabiil baynnu duuqnay, Oktoobar,
xooggi baa dadaaloo, xukunkii dalka haystee,
dadkiina waa ku raacee, hambalyo diiran hooya.
dantu wada jir weeye, daryeel aynnu gaadhno.
Oktoobar, Oktoobar,
Oktoobar waa daruur hillaacday oo Soomaali
u'dadoo ay ku doogsadeene, Oktoobar
Waagii baa dillaacay, Oktoobar
dabkii baa la qaaday, Oktoobar,
Xaqii baa la doonay Oktoobar
Xooggii baa dadaaloo, xukunkii dalka haystee
Dadkiina waa ku raacee, hamalyo diiran hooya
Dantu wadajir weeye, daryeel aynnu gaadhno.
http://jaallesiyaad.com/index.php?optio ... &Itemid=83
Heesta Oktoobar - Cali Sugulle
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Heesta Oktoobar - Cali Sugulle
loooooooool people where hoping for big things wagaas,1969 laakin afweyne Barrre disappointed them big time, am so sorry forcali suggule wasted his precious time ,on making a song for a shit government 
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Heesta Oktoobar - Cali Sugulle
Abwanka ha caayin. Ali Sugule a great man. He was Xkeyse adeer alle ya raxmaThe_Emperior5 wrote:loooooooool people where hoping for big things wagaas,1969 laakin afweyne Barrre disappointed them big time, am so sorry forcali suggule wasted his precious time ,on making a song for a shit government
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Heesta Oktoobar - Cali Sugulle
Cali Sugulle
Runtuu ka hadlay..

Runtuu ka hadlay..
-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Heesta Oktoobar - Cali Sugulle
Coolp,
Ina adeer ilaah kabaq. Qof dhimanayo oo waran katagan yahay laguma dhadhaqajiyo.
waa hadaad fahmeyso waxaan ugala joodo.
Ina adeer ilaah kabaq. Qof dhimanayo oo waran katagan yahay laguma dhadhaqajiyo.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Heesta Oktoobar - Cali Sugulle
mareexaankii wali waxay ka samri la yihiin kacaanki siyaad barre,,sxbyaal chance qofka hal mar ayuu soo maraa dib dambena uma soo noqdo,,marka waad soo baashaasheen ee iska sabra,,waliba qolodiina caruurta ee aan soo arkin dheeftii kacaanka
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by Sugulle2
-
- 0 Replies
- 398 Views
-
Last post by Winston
-
- 6 Replies
- 3384 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 7 Replies
- 783 Views
-
Last post by Spookie
-
- 4 Replies
- 1018 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 16 Replies
- 1755 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 17 Replies
- 1602 Views
-
Last post by Nubis
-
- 33 Replies
- 2393 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 331 Views
-
Last post by Gubbet