Mujahid Siilaanyo
Moderator: Moderators
Mujahid Siilaanyo
Mujahid Siilaanyo Is coming to Minneapolis on the 17 of this month and all Somalilanders are ready to welcome him including Udub supporters,
the committee that is suppose to welcome him is made of H-jeclo and one Arab daan dhagax

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mujahid Siilaanyo
Warsaxaafadeed/ Soo Dhawayntii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Jan8/10
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo marwadiisa marwo Amina Sheekh Maxamed Jirdeh ayaa maanta oo Jimce ah

saacado markay ahayd 09:45 subaxnimo ee saacada bariga Maraykan ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Washington-Dulles Airport. Waxaa gudomiyaha iyo marwadisa halkaa ku qaabilay si heer sare ahna ugu soo dhaweeyay xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdillahi Cumar, xubno ka tirsan gudida fulinta xisbiga Kulmiye ee waqooyiga Maraykan, jaaliyadaha reer Somaliland ee gobolka Washington-Virginia iyo jaaliyada la dariska ah ee gobalka Maryland.
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Siilaanyo iyo marwadiisa oo safar aad u dheer oo dhowr iyo toban saacadood qaatay diyaarad si toos ah ugu soo jiray ayaa hadana wajigooda ay ka muuqatay xamaasad iyo farxad aad u badane. Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud Siilanyo wuxuu mahad naq farabadan u soo jeediyay dadweynihii ka tirsanaa jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan Washington-Virginia iyo gobalada la dariska ah ee sida wanaagsan ugu soo dhawayeen madaarka Washington -Dulles Airport.
Dadweyne aad u triro badan oo ka tirsan jaaliyadaha reer Somliland ee agagaarka Washington-Virginia ayaa si xamaasad leh baabuur ugu sii galbiyay gudoomiyaha iyo marwadiisa illa iyo intii laga gaadhayay Hoteelkii loogu tala galay inay gudoomiyaha iyo marwadiisu ku degaan.
Wararka gudoomiyaha waxaa kala socon doontaan shabakada xisbiga ee http://www.kulmiye.org wixii faafaahina ee ku saabsan safarka gudoomiyahana kala soo xidhiidh webmaster@kulmiye.org

- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: Mujahid Siilaanyo
So old and fragile, but still hungry for a little cash!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Mujahid Siilaanyo
Morrison wrote:Mujahid Siilaanyo Is coming to Minneapolis on the 17 of this month and all Somalilanders are ready to welcome him including Udub supporters,the committee that is suppose to welcome him is made of H-jeclo and one Arab daan dhagax
How large is the Somaliland community in Minneapolis?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1514 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 437 Views
-
Last post by zingii
-
- 21 Replies
- 1148 Views
-
Last post by Faant
-
- 4 Replies
- 1501 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 19 Replies
- 2310 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 1 Replies
- 286 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 1 Replies
- 437 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 14 Replies
- 1463 Views
-
Last post by AbdiWahab252