Breakin News (Clan Politics Section).

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Breakin News (Clan Politics Section).

Post by zingii »

Warar naga soo gaaraya Somali-Net ayaa sheegaya in section-ka clan-politics dagaal ba'ani
ka socdo. Wararka aan heleyno waxay inoo xaqiijiyeen in dagaalkaasi u dhexeeyo (moryanism 4 ever) oo hogaamiye u yahay Twisted_Logic & (qaldamistan republic) oo isku xulufo ah dagaalna kula jira Korneel CoolPoisons. Hogaamiyaha (moryanis 4 ever) Twisted_logic oo aan qadka taleefanka kula xiriirnay baa yiri>>>>>>>
" Aree xaa ka ogahay, bacawga xabadiis xishood xataa malehee"
Dhinaca kale Geral-SNM oo hogaaminaya (qaldamistan republic) oo ka garab dagaalamaya hogaamiye kooxeedka Twisted_logic ayaa asna yiri>>>>>>>>
" gaw,naw,baw,jaw, dee wuxu anagoo mirqaansan buu na gaaday, xasuuquu geystayna hilmaami meyno, waxaad na ogataa dagaal waa gelin dambe balse maanta mirqaankeyga baan sii wadan"
Erayada oo ay laba hogaamiye kooxeed ka dhawaajiyeen baa waxaa ka jawaabay col:CoolPoisons oo sida tan hadalkiisa u dhigay>>>>>
"BiiiiiiiiiiiiiiiJ, all i had to do was kudhufo ka dhaqaaji to barakici the shiiiiiiiiidh headz, nicca i karbash dem wiv indho-adeeg"
Qasaaraha rasmiga ah ee uu dagaalka gaystay lama oga balse goob joogayaal ayaa sheegaya inay arkeen dhowr dameer oo ku rarnaa cambuulo oo dhaawac xuni ka soo gaaray dagaalkii oo yaala wadada hareereheeda. Dad barakacayaal ah ayagan waxay noo sheegeen inay arkeen dhawr jawaan oo qaad ka buuxa agtooduna yaalay calan afcarabi ku qoranyahay.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”