Madaxweynaha Nigeria “Ciidankeenu Somaliya nabad ayay ka dhalinayaan”
New Yorka: (Sh. M. Network) Madaxweynaha wadanka Nigeria ayaa sheegay in bilooyinka soo aadan Soomaaliya ay u soo diri doonaan ciidamo kor u dhaafaya kun askari kuwaasi oo uu sheegay inay dhalin doonaan nabad ka aslaaxda wadanka Soomaaliya.
Isagoo Saxaafada kula hadlayay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa madaxweynaha dalka Nigeria Goodluck Jonathan waxaa uu sheegay in dowladda Nigeria ay u qorsheysay Soomaaliya in ay u soo dirto ciidamo aad u farabadan kuwaasi oo uu tilmaamay in ay gacan ka geysanayaan xasilinta nabad xumida ka jirta dalka Soomaaliya.
Mr.Goodluck Jonathan ayaa sheegay in Ciidamadaasi oo kor u dhaafaya kun askari ay bilaha soo aadan imaan doonaan gudaha dalka Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in ay shaqeyn doonaan sidii ay nabad uga dhalin lahaayeen Soomaaliya halka ciidamada haatan ku sugan Soomaaliya ay ka yihiin kuwa nabad ilaalin ah.
“Waxaan beesha Caalamka ku wargalineynaa in Soomaaliya aan u direyno ciidamo ka socda dalkeena, ciidamadaasi uma shaqeyn doonaan sida kuwa haatan ku sugan Soomaaliya ee nabad ilaalinta, ciidamadeenu nabad ayay ka dhalin doonaan Soomaaliya, waana loo tababaray arinkaasi” ayuu yiri Madaxweynaha Nigeria.
Dowladda Wadanka Nigeria ayaa talaabada ciidamadaasi ay ku keeneyso Soomaaliya ku xirtay Sharuud ah in Qaramada midoobay ay gacan ka geysato dhaqaalaha ciidamadaasi lagu keenayo Soomaaliya walow aysan cadeyn xiliga rasmiga ah ee ay keeneyso ciidankaasi dalka Soomaaliya.
Waa markii ugu horeysay ee dowladda Nigeria ay cadeyso in ciidamadeeda marka ay yimaadaan Soomaaliya ay ka qyeb qaadanayaan nabad dhalinta Soomaaliya, walow go’aankaasi wali aysan ansixin Midowga Afrika.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay
To create peace in the capital, you have to destroy them first.
The reason why amisom mission is an failure is cuz they keep ''peace'' while there is no peace at all.
Such peacekeeping missions is possible in normal countries.
Nigeria wants to bring the war to the anti-peace groups
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 787 Views
-
Last post by GacanSareeye
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 1166 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 709 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 31 Replies
- 2291 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 239 Replies
- 20629 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 734 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 2 Replies
- 385 Views
-
Last post by thehappyone
-
- 57 Replies
- 3962 Views
-
Last post by Coeus
-
- 3 Replies
- 526 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace