Post
by HooBariiska »
maa dalxiis baan u baxay, mudaan xaraf tagay, maatanaha naasa-iyo sheekh madarr
Hablahaan magac-weyn, Hargeisa ku maray, mahuuranka Burco-iyo, Togdheer madasha'ah, NUgaal Xiis iyo Maydh, Maansheyey Habluhu,
Maso wacan Boosaaso iyoo Mudug, Hablaha muqdishu-iyo Marka Cadeey, Mawjadaha Baydhaba, Kismaayo ku miyen, Midda Gaarisa, Mulaaxda Jigjiga,
masnada Diri dhabe, Maamuuska hablaha Jabuuti .....