Dowladda KMG Soomaaliya oo xil u magacowday Indhacadde
Muqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa xil u magacowday gudoomiyaha ururka Xisbul Islaam Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde iyadoo Sheekh Yuusufna Caawa arintaasi uu u xaqiiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle.
Wasiiro dowlihii hore ee wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadii Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke islamarkaana mudooyinkii u dambeeyay ka baxay dowladda sheegeyna in uu yahay gudoomiyaha Xisbul Islaam Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadda ayaa la sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay u magacowday Jaraal sare oo ka tirsan ciidamada Militariga dowladda KMG Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay in Sheekh Yuusuf uu u magacabay xilkaani, waxaana ilo lagu kalsoonyahay oo laga helayo xarunta Madaxtooyada ay sheegayaan in saacadaha soo aadan la soo saari doono warsaxaafadeed arintaasi lagu sheegayo.
Markii warkaasi ay heshay Shabelle ayaan waxaan xariir la sameyney Sheekh Yuusuf Indhacadde si aan wax uga ogaano xilkaani cusub ee loo magacaabay, waxaana uu indhacadde xaqiijiyay in uu ka mid yahay dowladda KMG Soomaaliya islamarkaana uu yahay Jaraal ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay Sheekh Yuusuf in uu haatan ka qeyb qaadanayo dagaalada dowladda KMG Soomaaliya ay ku dooneyso in ay kula wareegto guud ahaan Magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay meydadka Al Shabaab ay ku soo bandhigeen Magaalada Muqdisho.
Indhacadde waxaa uu tilmaamay in meydadka ay soo bandhigeen AL Shabaab ay yihiin dad Soomaali ah islamarkaana uu ku jiro nin Xamaali ka ahaan jiray Xaafada K.P.P oo uu magaciisa ku sheegay Shabeelow.
Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadda ayaa horay u sheegay in uusan ka mid noqoneyn dowladda KMG Soomaaliya balse haatan waxa uu sheegay in uu ku qanacsanyahay xilka dowladda KMG Soomaaliya ay u magacowday islamarkaana uu diyaar u yahay in uu ka qeyb qaato dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab.
TFG desperate as Indhocade gets a new position
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: TFG desperate as Indhocade gets a new position
Mashallah, Mudane Farmaajo is smart, he made indhocade general and the same time dismantled indho cadde's miltia and made them part of TFG military, no more militia in Xamar, also Farmaajo dismantled maxamad dheere's militia. Guulwade Farmaajo 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 761 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 5 Replies
- 1015 Views
-
Last post by SomeGuy
-
- 2 Replies
- 341 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 231 Views
-
Last post by Homer Simpso
-
- 1 Replies
- 606 Views
-
Last post by Murax
-
- 29 Replies
- 944 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 13 Replies
- 1361 Views
-
Last post by sahal80
-
- 41 Replies
- 2010 Views
-
Last post by Osob101
-
- 10 Replies
- 555 Views
-
Last post by Advo