Khamiis, June 16, 2011 (HOL) – Dr. Ayman Al-Zawahiri oo Masri ah ayaa noqonaya hoggaamiyaha cusub ee Shabakadda Al-Qaacida kaddib markii hoggaamiyihii ururkan Sheekh Usaama Bin Laden ay ciidamada Mareykanku ku dileen guri duleedka xarunta dalka Bakistaan ku yaalla.
Warkan oo lagu daabacay shabakad taageerta Al-Qaacida ayaa lagu sheegay in Dr. Ayman uu maanta oo Khamiis ah howsha ururka la wareegay, iyadoo dadka u kuurgala siyaasadda ay sheegeen in tani ay ahayd mid la filyay tan iyo markii uu geeriyooday Usaama.
Dr. Ayman oo ah dhaqtar ayaa lagu sheegaa maskaxdii ka dambeysay ficilladdii ay Al-Qaacida ku dhaqaaqday tan iyo markii uu ku biiray, waxaana dadka yaqaanna ay ku sheegeen inuu yahay hoggaamiye hadal jilicsan balse ku adag go'aannadiisa.
"Ma jirto wax iska bedelaya siyaasadda ururka," ayuu ku sheegay Dr. Ayman hadal uu shabakadda Internet-ka ah soo dhigay toddobaadkii hore, markaasoo uu shaaca ka qaaday markii ugu horreysay inuu dhintay hoggaamiyihii Al-Qaacida Usmaana Bin Laden.
Hadalka uu Dr. Ayman jeediyay todobaadkii hore ayuu ku sheegay in dagaallada socda ay sidooda u socon doonaan, wuxuuna xusay inay intooda badan ku wajahnaan doonaan dalka Mareykanka.
Ururka Al-Qaacida ayaa xaruntiisa weyn waxay ku taallaa dalka Afganistaan, balse wuxuu ka howlgalaa dalalka badan oo caalamka ku yaalla sida Soomaaliya oo ay ku matasho Xarrakatul Shabaab, waxaana dhawaan dowladda KMG ah ay sheegtay inay dishay hoggaamiyihii kooxdan ee Bariga Afrika Fazul Cabdalla Maxamed inkastoo aysan Al-shabaab weli ka hadlin dilkaas.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Dr. Ayman Al zawahiri the new amir of al qaeda
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Dr. Ayman Al zawahiri the new amir of al qaeda

***ILAAHI HA XAFIIDO AMIIRKA****
Re: Dr. Ayman Al zawahiri the new amir of al qaeda
Wait a minute... I thought Al Qaacida didn't exist. And now the supposedly non-existent organization is appointing leaders? What's going on here?!
Re: Dr. Ayman Al zawahiri the new amir of al qaeda
So, when do you join?
Re: Dr. Ayman Al zawahiri the new amir of al qaeda
CNN, FOX and the rest of the American and Western media elected Al zawahiri to become the new leader of so called al-qaeda.
- fatimazahra
- SomaliNetizen

- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
Re: Dr. Ayman Al zawahiri the new amir of al qaeda
The next target for Obama 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 425 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 43 Replies
- 3347 Views
-
Last post by PINK_BUNNY
-
- 6 Replies
- 1243 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 19 Replies
- 2273 Views
-
Last post by union
-
- 9 Replies
- 841 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 1 Replies
- 1169 Views
-
Last post by Substance
-
- 2 Replies
- 1277 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 2 Replies
- 378 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 3 Replies
- 383 Views
-
Last post by Somaliman50