More on SSC Anniversary in NAIROBI !!
Here is a Jandheer Dance....Reer Nairobi.
[youtube]_cEJEcxE8GQ[/youtube]
More on Nairobi.
[youtube]56VQio_THl0&feature=player_embedded[/youtube]
[youtube]C2ImqvlSRoA&feature=player_embedded[/youtube]
Sanad guuro wacan song..Lyrics
best song..
Sool iyo Sanaag iyo
Cayn saraaraheedii
Sabadihii darwiish koow
Sanad guuro sanad guuro
Sanad guuro wacan
Sangihii midnimadiyo
Somali ururshoow
Waan idin salaanee
samo ku waara
Taariikhda sugan iyo
Sanadihii hore tagay
Sakadihii gumaysiga
Sanduleyn ku jebiseen
Sanad guuro wacan
Sahal laguma keenine
Dusha calanka ii sudhan
Samirow ha iilanee
Samaduu la midab yahoo
sanad sanad guuro
sanad guuro wacan
Sool iyo Sanaag iyo
Cayn saraaraheedii
Sabadihii darwiish koow
Sanad guuro sanad guuro
Sanad guuro wacan
Sumadayadu waa madow
Sinjiga iyo dhalashada
Somali baan ahee
Samo ku waara
Saatir weeyoo
Suurada quuraankiyo
Saligaan ku caanoo
Isa safiyaanoo
Diintaa saxaayee
Sanad guuro wacan
Sahal laguma keenine
Dusha calanka ii sudhan
Samiroo ha iilanee
Samaduu la mid yahoo
Sanad guuro sanad guuro
Sanad guuro wacan