
Mo Faarah oo isna madashaas ka hadlay ayaa u mahad caliyay Xildhibaan Khadar Ambassador "Hotel-kan Ambassador oo ah hotel qurux badan moodid-na in anuu ku oolin Africa. Anigu waxaan siin lahaa 5 Star oo la mid ah Hilton iyo Sheraton, qado sharaftani wey dhamaystiran tahay, maadama Hooyaday iyo Xaaskaygii ay qado sharaftan igu wehilyaan waana ii farxad inaan maanta la kulmo Xildhibaanka"
http://oodweynenews.com/news/110058-xil ... lilan.html


