somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
Moderator: Moderators
- ultratribalism
- SomaliNetizen

- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
A hutu KIngs favorite article.
Maxey diinta ka Qabtaa Hadii la dilo nin Shabaabka ka Tiran?
Asc,Marka hore waxaan u tacsiyeeynayaa dhamaan umadda islaamka ah ee somaliyeed ee murugada baaxadda leh heysato.waxaan leeyahay waan idin la qabaa xanuunka aad dareemeysaan.
Anigu ma ihi caalim diinta ku xeeldheer,balse waxaan ahay “baaxith” baara arimaha xarakaatka lunsan ee qaarkood ku dhacay kufriga sida alqaeda.
Marka hore diinta islaamka waa “diinul wisaadah” ama diin dhexdhexaad ah oo allah baa quraankiisa munazal ka ah ku oranaya. “ وَكَذَلِكَ جعلناك أمة وَسَطاً
””
oo runtii la diidayo inaad “taqsiir” ama ka gaabis aad ka gaabiso cibaadaadka alle swt.waayo allah subxaanu watacaalaa wuxuu inoo abuuray inaan asaga uun caabudno. Waxaana u daliil ah ayada suuratul aldaariyat ee oraneysa “ اوما خلقت الجن والإنس إلا ليعبدون “.
sidoo kale lama ogola inaad ku xadgudubto cibaadada alle SWT sida adigoo alle swt u caabuda si uusan asagu ku farina ma Nabiigeena Suuban SCW uusan noo sheegin.Ku xadgudubka diinta waxaa ka mid ah “Al-tacasub bi rayi,wal afkaar ,wal madhab” oo ah inaad ku tacasubtid waliba si indho la aan hal rayi,fikir ama madhab.waayo arintaasi waxey fureysaa albaabka khawaarijnimada oo markii danbe uu qofku ku halaagsamo.Hadaba markii aan u soo laabto arinta nimaanka la dhaho kawaarijta,ibnu kathiir-raximahullah-ayaa wuxuu kitaabkiisa la dhaho “البداية والنهاية” wuxuu ku leeyahay kitaabkiis “khawaarijtu waa kugu ugu yaabka badan ashkaasha bani aadamka ee allaha SWT abuuray”
axaadith farabadan ayaa ku soo aroortay khawaarijta oo uu nabigeenu noogu sheegayo Qatarta ay leeyihiin nimanka noocaas ah
khawaarijtu waxey hor dhac u yihiin soo bixitaanka masiixul dajaal marka ay soo dhawaato maalinta xisaabta.
Saxaabiga jaliilka ah ee saciid al-khudri hadiith saxiix ah uu nabiga ka soo wariyay ayaa nuxurkiisa oranayaa “axadkiin wuu xaqirayaa saladiisa marka loo eego salaadooda,soonkiisuna wuu xaqirayaa marka loo eego soonkooda,quraanka ayey aqrinayan mana dhaafayo luquntooda,diintana waxey ugu baxaan sida falaarta ay qaansada ugu baxdo”.waa yaab! War nimanka inaga salad badan,inaga soon badan haddan islaamku ehel u ma ahan!
Ayadoo dhiigu muslimka daadintii xaaraam tahay oon aan ognahay qofkii baneesta inuu yahay kaafir bilaahi alcaziim ayaa waxaa dhacday in ninmanka shaabaab ah ay baneeysteen daadinta dhiiga muslim ah ee ardadanii waxbarasho ku jirtay intay xasuuqeen haddana ku faanay war miyeeyna ku dhicin sifooyinka khawaarijta,waxaa waajib diini ah in la ciribtiro oo aan loo aabo yeelin.ninkii dagaalkooda ku dhintana waa shahiid,haduu ayagu dilana ajar weyn buu alle agtiisa ka helayaa.wadaad kasta oo taageerana ayaga waxma ma dhaamo.
Nabigeenu wuxuu na faray marka aan aragno nimankaas khawaarijt ah in aan la dagaalano.wuxuuna yiri suubanahu {– لئن أدركتهم لأقتلنهم قتل ثمود أو قتل عاد }
“Hadii aan ku soo gaari lahaa waxaan u layn lahaa sida qoomkii caad ama thamuud”.
Waxaan aad ula dhacsanahay in umaddu fahamtay Ujeedada dhabta ee ururkaan iney tahay dabargoynta ubadka muslimiinta.
umadda muslimiinta waxaa alle swt ku waajibiyay in ay la dagaalamaan kooxaaha khawaarijta.ninkii asagoo khaariji ah dhintana wuxuu ka mid noqonayaa “كلاب النار ” ama eeyaha naarta lagu shido.walciyaadul billahi alcaziim.
وسيعلم الذين ظلموا أي منقلب ينقلبون

- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
Nimankaan marka hore khawaarij ma aha. you know why? People like you hate them. People like Ictisaam hate them. People like mooryaans hate them. All the kufaar hate them too. So for that reason they are not khawarij. But they have a big problem on their side if they keep using these suicide mentality. Suicide is not allowed in Islam and it is also unproductive. When you explode to a group of people. You will kill your friends and your foe and that is not a good strategy to fight at all. Other than that I disagree that they are khawaarij. Because the khawaarij and the kuffar had a good relationship. Alshabaab never had a good relationship with the Kuffaar. Guess who had good relationship with the Kuffaar. You go and analyse that.
This is not the time we judge people. It is time to unite people. Someone like you can not unite people because you are the real enemy of Islam because you will ask the kuffaar to provide armies and help while you calling alshabaab khawaarij. How that possible? Who is really khawaarij/murji? I think you should check yourself before you post nonsense topics while you don't have enough knowledge.
This is not the time we judge people. It is time to unite people. Someone like you can not unite people because you are the real enemy of Islam because you will ask the kuffaar to provide armies and help while you calling alshabaab khawaarij. How that possible? Who is really khawaarij/murji? I think you should check yourself before you post nonsense topics while you don't have enough knowledge.
- ultratribalism
- SomaliNetizen

- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
No,Their Khawarijnimo is clear and The ulema have clearly stated it,They have the characteristics of Khawaarij by killing muslims and leaving infidels,the number of muslims killed by alshabab far far exceeds the number of infidels they killed.The islamic rulings on kharijites are clear,kill them ,their blood is hala till they make towbah even some scholars are of the views that kharijites can not made towbaha for the reason that the towbah door will be closed upon them because of their xalaaleysi of muslim blood.these clear ahadith of rasuululah show us the dangers of this group and their exermination is not just a personal defence but a religious duty.The fighting against is more important than fighting kuffar according to some views of muslim scholars.It must be our part of aqeedah that kharijites are real and exist in somalia today and anyone who supports them in any form or shape is a khariji murtid bilah just like them.afisoone wrote:Nimankaan marka hore khawaarij ma aha. you know why? People like you hate them. People like Ictisaam hate them. People like mooryaans hate them. All the kufaar hate them too. So for that reason they are not khawarij. But they have a big problem on their if they keep using these suicide mentality. Suicide is not allowed in Islam and it is also unproductive. When you explode to a group of people. You will your friends and your foe and that is not a good strategy to fight at all. Other than that I disagree that they are khawaarij. Because the khawaarij and the kuffar had a good relationship. Alshabaab never had a good relationship with the Kuffaar. Guess who had good relationship with the Kuffaar. You go and analyse that.
This is not the time we judge people. It is time to unite people. Someone like you can not unite people because you are the real the enemy of Islam because you will ask the kuffaar to provide armies and help while you calling alshabaab khawaarij. How that possible? Who is really khawaarij/murji? I think you should check yourself before post nonsense topics while you don't have enough knowledge.
The article provided ahadith with musnad sahih you can check upon them in sahiihul bukhari.This is not something i am making up it is a caqiidah issue.
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
What culumaa has made that ruling? I think they are better than the mooryaans who will 10 people in one minute just to steal an oil. Mooryaans are enemies of Somalia. Until we talk the real issue in Somalia we will be in this bathroom for a while.
- ultratribalism
- SomaliNetizen

- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
You should listen to hayadda dallada culimada somaliyeed besides we are discussing a murtadiin khawariji group alshabab and not caasi muslims.afisoone wrote:What culumaa has made that ruling? I think they are better than the mooryaans who will 10 people in one minute just to steal an oil. Mooryaans are enemies of Somalia. Until we talk the real issue in Somalia we will be in this bathroom for a while.
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
If mooryaans killed innocent Muslims we called it Caasi Muslims
But alshabaab if they killed Amisom and the filthy mooryaans we called them Khawaarij
Yaa????
But alshabaab if they killed Amisom and the filthy mooryaans we called them Khawaarij
Yaa????
- ultratribalism
- SomaliNetizen

- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
Afisoone,Your post shows your ignorance about religion and islam.Khaarites are the Dogs of hellfire because they make takfiir on culumada and they are the ones who accused the holy prophet of injustice.besides,the topic is about alshabab khaarijites and not mooryaan.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
More good news, akhi Ultra!
This brave shiikh Baaruud xafidullaah said that the blood of shabaabul murtaddiin is allowed to spill.
Sheekh Nuur Baaruud: In Al-Shabaab Lala Dagaalamo Waa Sharci Ajar ayaana Laga Helayaa Dilkooda
Muqdisho (RBC) Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah hay’adda culimada Soomaaliyeed oo toddobaadkan shir ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed aysan isdhigan iskana dhiciyaan Al-Shabaab.
Sheekh Nuur Baaruud oo ka hadlay gabagabadii kulanka culimada saddexda maalmood uga socday Muqdisho ayaa sheegay in Shareecada Islaamka ay baneyneyso in cidii dad dhibta ay bannaan tahay in la iska celiyo.
“Way bannaan tahay waana sharci in Al-Shabaab la iska celiyo oo hubka loo qaato, ajar ayaana laga helayaa taas waxay ku cadahay nusuusta sharciga, waayo qof ku leh waa ku dilayaa oo hub kuu soo sita Islaamku ma ogola inaad meel u fariisato” ayuu yiri Sheekh Nuur oo intaa ku daray in Al-Shabaab ay yihiin Khwaaarij [diinta ka baxay] isla markaana dhaqaale ku raadsanaya dhiigga dadka Soomaaliyeed.
“Axaadiista Nabigeena [SCW] ayey ku sugnaatay in Khwaarijtu ay iman doonaan aakhiru sebenka iyagoo la diriraya dadka Myslimiinta ah, ujeedkooduna waa leynta iyo ku faanida dhiigga shacabka Muslimiinta” ayuu yiri Sheekh Nuur.
“Nimankaas dilkooda waxaan qabaa in Illaahay uu ku abaalmarinayo waa siduu Nabigu SCW sheegay dilka hal nin oo khawaarij ah waa lagu janogalaa” ayuu sii raaciyey.
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan wuxuu cadeeyey in qof kasta oo Soomaaliyeed ay u furan tahay inuu naftiisa difaaco mar haddii loogu yimaado naftiisa, maalkiisa iyo hoygiisa, wuxuuna sheegay in diinta Islaamku ay aad u adkeysay in qofna aan bilaash loo dili karin qofkii xadgudub kugu yimaadana iska difaacdo.
Sheekhu wuxuu wax lala yaabo ku tilmaamay in afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere uu warbaahinta kaga faanay dilka 100 ruux oo carruur iyo haween Soomaaliyeed ah oo ku naf waayey qaraxi musiibada ahaa ee 4-tii bishan ka dhacay meelu dhow isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
“Waxay taasi muujineysaa in nimankan aysan dad iyo diin midna qadarineyn, meel diinta ay kaga jirto in dad la laayo micna darro ma jirto” ayuu yiri Sheekha oo si kulul uga hadlay ficilada arxan darrida ee Al-Shabaab ka wadaan Soomaaliya.
Ugu dambeyntii wuxuu Sheekhu ku baaqay in bulshada guud ahaan diinta bartaan si ay u fahmaan wixii khalad ah iyo wixii toosan, isla markaana wuxuu dhalinyarada ugu baaqay inay ogaadaan in ruuxna meel ku gaari doonin dilka qof Muslim ah aakhirana uusan ka faa’iidi doonin wax aan la ahayn Naar kulul.
Inshallah the deads on the Somali National Army and the muslim martyrs amongst Amisom(yes, there are muslims serving in Amisom if some clowns didnt know that) will get their reward.
May Allah accept their martyrdom(Somali National Army mujaahidiin & muslims in Amisom).

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
Welcome back Imam Hutuking
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: somali Article about The Murtadiin Kharijites!!
The_Emperior5 wrote:Welcome back Imam Hutuking
Thanks, Suldaan of the Waqooyi believers
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by RedPanther
-
- 1 Replies
- 989 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 3 Replies
- 505 Views
-
Last post by Voltage
-
- 9 Replies
- 6937 Views
-
Last post by jellylove
-
- 16 Replies
- 2936 Views
-
Last post by Salah Al-Din
-
- 12 Replies
- 1011 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 1 Replies
- 260 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 1 Replies
- 446 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 8 Replies
- 705 Views
-
Last post by Ladyyonelove