
Ilaahi haa uu naxriisto, he was a legend. He created massive achievements in the Somalia's health sector
Biography for Late Dr. Mohamed Aden Sheikh
First Name: Mohamad
Last Name: Sheikh
Title: Doctor
Organization: Somali Peace Alliance
Country: Somalia
M.S:
Father of three sons.
Spouses:
mrs. Felicita Torrielli
Education: Surgeon Graduated and Specialized in Italy
CV:
One of the main political leaders in the regime of Siad Bars
1970 to 1973: Minister of Health
1973 to 1975: Minister of Culture and High Education
1976 to 1977: Worked with the constitution of the Socialist Party
1980: Elected into Parliament
1982-1989: Jailed and held in total isolation for six years
1989: Released and moved to italy, where he resumed his medical career as a Doctor
1997-2000: Elected as a Turin Council man
1999 to present: Active in the Somali Peace alliance
May Allah Rest in Peace
Amen .Amen Amen
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2799.0
GEERIDA DR MOHAMED ADAN SHEIKH
Waxa magaalada Torino ee dalka Talyaaniga ku geeriyoodey, Allaha u nariistee, Dr Mohamed Adan Sheikh, oo hore mas'uuliyado kala geddisan ka soo qabtay dawladdii hore ee Jamhuuriyaddii Dimoqoraadiga ee Somalia, muddo badanna ahaa maxbuus siyaasadeed, xukumaddii milateriga ee Siyaad Barre.
Late DR Mohamed Adan Sheikh
DR Mohamed Adan Sheikh, waxa uu ku geeriyoodey cusbitaal ku yaalla magaalada Torino, halkaasi oo uu degganaa ilaa intii uu ka soo baxay Somalia, kana shaqayn jirey. Waxanu u geeriyoodey xanuun soo ritey oo muddo sanad ahba hayey.
Taariikh-nololeedkii marxuumka
Sida laga soo xigtey dadkii aqoonta u lahaa ee ugu dhawaa, taariikhdii DR Mohamed Adan Sheikh oo koobanina waa sida soo socota:
Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal
•Wuxuu ku dhashay dhulka howdka looyaqaan agagaarka Galaadi korkeeda sannadkii 1936.
•waxaa asaga oo 5 jirah lakeenay magalada Mogadishu halakaas oo dugsi ka bilaabay.
•Macallin buu noqday ayada oo dalka Talyaaniga waxabarasho oo u aaday horrantii 1950dii.
•wuxuu jaamicadda Rome ka bartay Dhaqtarnimo asaga oo dalka ku soo noqday 1963, noqdayna dhaqtarkii ugu horreyey oo Soomaali ah oo dadka qala (First Somali Surgeon) asaga oo ka shaqeyeynjiray Isbitaal Martini & Digfer
•1970 wuxuu noqday wasiirkii caafimaadka
•1973 wuxuu noqday wasiirkii Tacliinta sar, waxanu qayb weyn ku lahaa asaasigii kulliyadaha jaamicada, gaar ahanna jaamicaddii daawooyinka iyo dhakhtarnnimada
•Aakhirkii 1974 ayaa la xiray oo kacaankii milateriga la isafgarnwaayey sagaal billood ayuna xirna
•1975 wuuxuu noqday guddomihii hogaaka idologiyadda ee Xisbigii Hantiwaddaga
•1980 wuxuu noqday wasiikii Warfaafinta
•1982 marlabaada ayaa la xiray asaga oo lala xiiray madax-badan oo siyaasiyiin ah oo ay ka mid-ahaayeen madaweyne ku- xigeenkii Ismaaciil Cali Abukar halkaas oo uu lix sano labaatanjirow ku xirnaa ayaada oo Amnesty International ugu magacadartay MAXBUUSKI SIYAASIKA EE 1984.
•markii maxkamadii siidayseyna 1988 ayaa hal sano oo kale guriga lagu xiray.
•1990 ayu Dalka Talyaaniga u soo dhoofay halkaas oo magalada Torino uu soo dagay.
•Shaqadiisii hore ee Dhakhtarnimdii ayu ku noqday hase yaashe 1997 ayu doorahso ka qaybgalay waxaana loo doortay xubin dowladda hoose ee magalada Torino muddo kaddib wuu ka baxay oo dhakhatarnimadiisii buu ku noqday aysaga oo cisbitaalka Torino ku yaal ka noqday agasimaha caafimaadka ee cisbitaalka halkaas oo uu hal sano ka hor ka howl gabay
•ugu dabeyntii wuuxuu hadda madax ka ahaa xarunta Cilmibaarista Piemonte ee loogu talgalay Dhaqanka Africa (Centro Piemontese di Studi Africani)
•DR. MOHAMED ADEN wuxuu qoray la buug oo la kala yiraahdo Arrivederci a Mogadiscio. Somalia: l'indipendenza smarrita oo micneheedu yahay XAMAR BAAN ISKU ARKI DOONAA: XORNIMADA NAGA SIBIIBIXATAY iyo SOMALAI NON E' UN'ISOLA DEI CARAIBI oo ah SOMALIA MA AHA JASIIRAD CARIBBEAN.
•Wuxu marxuumkaasi ka tegey xaas iyo 3 carruur ah oo hadda hadda muddakar ah.
http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/10 ... eikh.shtml


