Madaxwaynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya maalinta bari ah safar ugu bixi doona london
posted by: Bidaar
Madaxwaynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya maalinta bari ah safar ugu bixi doona dalka dibadisa safarkan u madaxwaynuhu ugu kicitimayo dalka uk aya aan wali la shaacin kaas oo u madaxwaynuhu maalmahanba u kaalsooni ka dheex doon doonayay qaybaha kala duwaan ee bulshada kaas oo ku guulaystay inu ka qayb qaato shirka London ee Somaliland lagu marti qaday iyado aay maanta labada Gole ee waakilada iyo Guurtiduba ay maanta aansixiyeen in ay soomaliland ka qayb qaadato meelkasta oo qadiyada Somaliland lagu hadal hayo.
Xoogtan safarka madaxawaynaha oo aanu ka heelnay dad-ka u dhuun daloola xooga madaxtoyada kaas oo siicad noogu sheegay inu maalinta bari ah u safarka madaxwaynuhu iyaado ay xili-ga u qabsoomayo shiorkani ay ka hadhsantahay muddo laaba toddobad ahi
Somaliland president siilanyo to visit the UK tomorrow
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Somaliland president siilanyo to visit the UK tomorrow
^^^^^ let him know the off licence closes at 11pm. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Somaliland president siilanyo to visit the UK tomorrow
he is in addis complaining about khaatumo tonight



- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland president siilanyo to visit the UK tomorrow
Kuwan waxa la mooda heer ay waali ka gaadheen , iney dayuurada laba saarnayeen , halkaasu maray iyo halkaasu maray Silanyo ayaaba ka soo hadhay
Wallahi billahi dad waalan weeye .

Wallahi billahi dad waalan weeye .
Re: Somaliland president siilanyo to visit the UK tomorrow
SahanGalbeed wrote:Kuwan waxa la mooda heer ay waali ka gaadheen , iney dayuurada laba saarnayeen , halkaasu maray iyo halkaasu maray Silanyo ayaaba ka soo hadhay![]()
Wallahi billahi dad waalan weeye .


Re: Somaliland president siilanyo to visit the UK tomorrow
Lol, It's great to know the President of a ''non-existing'' is getting so much attentiongarad13 wrote:SahanGalbeed wrote:Kuwan waxa la mooda heer ay waali ka gaadheen , iney dayuurada laba saarnayeen , halkaasu maray iyo halkaasu maray Silanyo ayaaba ka soo hadhay![]()
Wallahi billahi dad waalan weeye .Sirdoonka SSC baa diyarada laa saraan, mar walba isha baan ku hayna. Dhowr nin oo madaxtooyada mar walba odayga ag fadhiya oo khaatumo laa shaqaya baa laa haya maad ogeyn abti

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 616 Views
-
Last post by Transformer
-
- 14 Replies
- 1932 Views
-
Last post by SOM1960
-
- 18 Replies
- 1381 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 9 Replies
- 779 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1139 Views
-
Last post by paperino
-
- 1 Replies
- 44 Views
-
Last post by kambuli
-
- 5 Replies
- 686 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 1 Replies
- 676 Views
-
Last post by kambuli
-
- 2 Replies
- 445 Views
-
Last post by Dirty_Goodz
-
- 7 Replies
- 738 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN