Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Moderator: Moderators
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
According to the French Economist, he is the richest Somali with an estimated wealth of 1.6 billion US Dollars.
http://togaherer.com/ibraahim-cabdi-kaa ... antidiisa/
http://togaherer.com/ibraahim-cabdi-kaa ... antidiisa/
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Ibrahim Cabdi Kahin was the biggest financer of the SNM in 1980s and was instrumental in Somaliland's creation of its own currency

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Let me tell you a story about Ibrahin Dheere .
Horta waa adeerkey kow dhe , wuxuuna qaba , xagga bahda yar habaryartey .
Odaygu wuxu necebyahay , waxa qaadka cuna . Markaa kartan u dhigay . Islaan kale oo iyana dhulbahante ah ayaa qadka ku hor iibin jirtay darta xafiiskiisa xagga dalag-dalagta
Islaanti dhulbahante ayaan la heeshiyay oo waxan ku idhi marka lagu waydiiyo ma' qaad bu kaa qaatay ninkani ,"haa" uun iska dheh adigu . Waye bay tidhi
. Markaan Hargeysa ka soo baxo oo aan Jabuti soo galo , xafiiskiisa ayuun baan isku sii dayn jiray .
-Warya haye , ayuun bu odhan jiray , gormaad soo gashay ?
- Adeer haddan soo galay !
-Hargeysa haye ka waran ?
-Wallahi waa la iska khayr qaba .
-Haye , aabo iyo hoyoo na ?
-Wallahi way iska fiican yihin !
-Haye , maxaad la khaakhayiraysa ?
-Wallahi islaanti habaryartey baa halkan igu dhegan
-Okay , waayahay , warya hebelow , war bal ninkan raac .
Islaanti dhulbahante , inta aqaar{marduuf/mijin} aan ku idhi ku sheego , ayuun ba lacagteeda la siiya , qaadkeyga ayaan bartaa kala baxa , the next day na Hargeysa ayaan ku laabanaya ba .
Ibrahiin Dheere , Ilaahey ha inoo daayo adeerkey , wuu yara xanunsanaya baan maqle , da' bu gaadhay ma' ogtahay ?

- LaY-D_LicK
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2772
- Joined: Tue Mar 18, 2003 7:00 pm
- Location: SomaliLand Royalty ... Londons Fynest ... and Your a fake online character
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
samatar133 wrote:Ibrahim Cabdi Kahin was the biggest financer of the SNM in 1980s and was instrumental in Somaliland's creation of its own currency![]()

- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Waa Bahar Adan horta soo maaha,I thought Xoodase was richer even though he's dead his kids run the company
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Thug , affirmative inadeer ! I don't know if he 's the richest or not but xoolo farobadan bu laha .
- MujahidAishah
- Posts: 16994
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
samatar133 wrote:According to the French Economist, he is the richest Somali with an estimated wealth of 1.6 billion US Dollars.
http://togaherer.com/ibraahim-cabdi-kaa ... antidiisa/
Poor man is suffering from blindness n stoke but atleast he will behind a masjid better than sum rich ppl u aint even bulit any
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
What's lanky Abraham's tribe?
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
He must be Habar Xabusheed, waa khasab................ would be a huge disappointment if he isn't.Barkhadd wrote:What's lanky Abraham's tribe?
Last edited by CaynabaX on Fri Mar 16, 2012 4:43 pm, edited 1 time in total.
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
^^
cheers, mansha allah
cheers, mansha allah
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Waaaar anigu garan maayo qoladuuu yahay waxaan is idhi i hope inuu Habar Xabusheed yahay. 
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
He's Sahans uncleCaynabaX wrote:Waaaar anigu garan maayo qoladuuu yahay waxaan is idhi i hope inuu Habar Xabusheed yahay.
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
SahanGalbeed wrote:Let me tell you a story about Ibrahin Dheere .![]()
Horta waa adeerkey kow dhe , wuxuuna qaba , xagga bahda yar habaryartey .
Odaygu wuxu necebyahay , waxa qaadka cuna . Markaa kartan u dhigay . Islaan kale oo iyana dhulbahante ah ayaa qadka ku hor iibin jirtay darta xafiiskiisa xagga dalag-dalagta
Islaanti dhulbahante ayaan la heeshiyay oo waxan ku idhi marka lagu waydiiyo ma' qaad bu kaa qaatay ninkani ,"haa" uun iska dheh adigu . Waye bay tidhi. Markaan Hargeysa ka soo baxo oo aan Jabuti soo galo , xafiiskiisa ayuun baan isku sii dayn jiray .
-Warya haye , ayuun bu odhan jiray , gormaad soo gashay ?
- Adeer haddan soo galay !
-Hargeysa haye ka waran ?
-Wallahi waa la iska khayr qaba .
-Haye , aabo iyo hoyoo na ?
-Wallahi way iska fiican yihin !
-Haye , maxaad la khaakhayiraysa ?![]()
-Wallahi islaanti habaryartey baa halkan igu dhegan![]()
-Okay , waayahay , warya hebelow , war bal ninkan raac .
Islaanti dhulbahante , inta aqaar{marduuf/mijin} aan ku idhi ku sheego , ayuun ba lacagteeda la siiya , qaadkeyga ayaan bartaa kala baxa , the next day na Hargeysa ayaan ku laabanaya ba .
Ibrahiin Dheere , Ilaahey ha inoo daayo adeerkey , wuu yara xanunsanaya baan maqle , da' bu gaadhay ma' ogtahay ?
Good luck with you hadaad billionare ka family tihiin
Waan maqlay inuu xanuusanayo, ilaahay ha caafiyo Odayga.Ninyaw waxaan maqlay inamadiisa mid baa wareeriyay, maalinkasta odaygu ka cabanayaa oo leeyahay kanaa wixii aan shaqaystay anigoo nool burburinayee ha layga qabto
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
kanaa wixii aan shaqaystay anigoo nool burburinayee ha layga qabto
- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Ibraahim Dheere Named to be the Richest Somali
Sahan wuxu socdo bah macal-ciideenkii uu adeerki u doonan jirayna maanta ma ka sheekeeyey
Ibraahin dheere waa ninki Indho deero dhiiriga ka saaray.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 16106 Views
-
Last post by barakaboy10
-
- 3 Replies
- 4049 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 18 Replies
- 206 Views
-
Last post by Ceelgabo
-
- 13 Replies
- 7585 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 7 Replies
- 2645 Views
-
Last post by Nomand
-
- 11 Replies
- 2160 Views
-
Last post by KingWaslawi