Slowly but surely they are deserting from areas in Bakool, Gedo, Hiiraan, Galguduud, Banaadir. And I encourage all renaming shababists to do the same.Saraakiil iyo Ciidamo katirsanaa Xarakada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya ee kusugan Gobolka Bakool gaar ahaan Degmada Xudur.
Xildhibaan Axmed Mashruuc oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee Dagaalada Bakool wax ka hogaaminaya ayaa sheegay in Ciidanka Dowlada isku soo dhiibeen Saraakiil iyo Ciidamo katirsanaa Al-Shabaab si weyna usoo dhaweeyeen.
Xildhibaanka ayaa yeeshay kahor intii eesan ragan isa soo dhiibin in Saraakiisha Dowlada ee xariir lasoo sameeyeen sidaana ee ku fududaatay in ee isku soo dhiibaan Ciidanka Dowlada hadana ee kunoolyihiin leh xuriyad buuxda.
Gobolada Dalka ayaa malmahan waxaa kusoo badana Ciidamada Al-Shabaab kasoo goosanaya ee kubiiraya Ciidanka Dowlada kuwaa oo jab xoogan iyo niyad xumo ee ku tahay Xarakada Al-Shabaab oo hada awoodeeda ee siiyaraaneyso Magaalooyin badan laga saaray.
How long do you think they have left, before Kismayo falls.
