Clan-related Rape & killings increase in Kismaayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Clan-related Rape & killings increase in Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

Dilkii ugu horreeyay oo Aana qabil ah ayaa xalay ka dhacay Kismaayo
Sunday, 14 October 2012 07:55 Abuu Dar
Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa faraha kasii baxaya tan iyo markii ay magaaladaasi ka baxday gacanta muslimiinta ayna gashay gacanta cadawga soo duulay ee Kenya.


Kufsiga iyo dhaca ayaa maalmihii lasoo dhaafya joogta ka ahaa gudaha Kismaayo xalay fiidkii ayay magaalada ka dilaaceen dilal qorshaysan oo ay geysteen maleeshiyaadka dagaal ooge Axmed Madoobe.



Markii ugu horreysay dilal aana qabiil ah ayaa Kismaayo ka bilaawday waxaana la saadaalinayaa in ay billaaw u naqdaan dagaal beeleedyadii oo shan sano kadib dib ugusoo laabto magaalada Kismaayo.



Nin hubeysan oo katirsan maleeshiyaadka Axmed Madoobe ayaa toogtay qof shacab ah kadibna waxaa aarsi ku hanjabay ehelkii qofka laga dilay oo kasoo jeeda mid kamida beelaha Kismaayo dega.


Shacabka degan Kismaayo ayaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe u arka maleeshiyo beeleed Taangiyada Kenya ku hoos gamban,ujeedooyinka uguu cadawga Kenya ugusoo duulay Jubbada hoose waxaa kamid ahaa in uu dib usoo nooleeyo dagaal beeleedyadii u dhaxayn jiray shacabka oo mujaahidiinta Somaaliya saaxada ka saareen
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Clan-related Rape & killings increase in Kismaayo

Post by metamorphosis »

:-@ try again and this time try to write proper somali.
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Clan-related Rape & killings increase in Kismaayo

Post by abgaalKING »

This is A Propoganda From a Terrorist Alqaeda Related Website.So,It can not Be Trusted.I Stopped reading WHen i Noticed The Authors Name Starts with Abuu. :steviej:

Hutuking
Supporting alqeada Terrorists will Only Weaken your Clan`s Status. :steviej:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Clan-related Rape & killings increase in Kismaayo

Post by original dervish »

al shabaab must be crying into their beers with the loss of Kismayo :cry: :cry: $$$$$$$$$$$$$ :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”