Djibouti Minister: Jubbaland Shouldn't Make Their Own State, Mogadishu Should
Jabuuti:-Wasiirka caddaaladda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay maamul u sameynta gobadalada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wuxuuna uu sheegay in maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ay u madax bannaan tahay dowladda Soomaaliya loogna danbeeyo.
Wasiirka caddaaladda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa waxaa uga digay dowlada dariska ee faragalinta ku haya dowlada Soomaaliya in ay ka daayaan faragalinta maadaama ay dowlada Soomaaliya ka baxday ku meel gaarka.
Sidoo kale wasiirka cadaalada ee Dowlada Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa sidoo kale ugu baaqay beesha caalamka in ay garab istaagto dowlada federaalka ee Soomaaliya si ay dib ugu soo ceshato dowladnimadeedii .
Dowlada Jabuuti ayaa waxay ka mid tahay dowlada ciidamada ay ka joogaan dalka Soomaaliya qeybna ka ah ciidamada AMISOM waxaana ay ciidamo ka joogaan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
Waxaa soo ifbaxaya Khilaaf ka dhex aloosan dowladaha ay ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya ee ku howlgala magaca AMISOM iyaga oo ku kala argtiyo duwan xalka Soomaaliya iyo kala taageerida kooxaha iska soo horjeeda Soomaaliya.
HalganNet
Djibouti: somali government should name kismayo admin
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Djibouti: somali government should name kismayo admin
Jabouti should be more concerned with Dhire daba and Shinile.Jubaland is out of its jurisdiction.
They never fought for Jubaland nor did they lose any life to liberate it. So opening their mounth in issues that does not concern them is something strange.
They never fought for Jubaland nor did they lose any life to liberate it. So opening their mounth in issues that does not concern them is something strange.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Djibouti: somali government should name kismayo admin
it is great that a strategic somali state has issued its concern about the braech on somali sovereignty by Kenya.The_Patriot wrote:Jabouti should be more concerned with Dhire daba and Shinile.Jubaland is out of its jurisdiction.
They never fought for Jubaland nor did they lose any life to liberate it. So opening their mounth in issues that does not concern them is something strange.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Djibouti: somali government should name kismayo admin
this is all about irrirism. They are trembling.

Re: Djibouti: somali government should name kismayo admin
Since the liberation of kismayo, grandpa and the likes of him have been in a panic mode ever since. 
Re: Djibouti: somali government should name kismayo admin
Wow, the west, Uganda, Kenya, Ethiopia, Djibouti and many more tell you how to run a administration? Dumarkiina rag maba dhalaan walee.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Djibouti: somali government should name kismayo admin
No mareexan governor , taasi waa hubaal.
Intaanu "democracy" dhab ah gaadhayno , we're gonna deal with tribal feelings insha Allah .
The next governor of that region is going to be a cagdheer , he better be fair to all insha Allah or otherwise

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1071 Views
-
Last post by sahal80
-
- 65 Replies
- 4455 Views
-
Last post by original dervish
-
- 17 Replies
- 1074 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 68 Replies
- 5078 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 2 Replies
- 356 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 2 Replies
- 202 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 13 Replies
- 1633 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 498 Views
-
Last post by noer
-
- 10 Replies
- 778 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 387 Views
-
Last post by sadeboi