Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by Siciid85 »

Good news for Abdiwahab to enjoy until the weekend. Galmudugians believe Galmudug is a legitimate federal state and doesn't need to join another state to meet the
federal state criteria .


Jen. Cabdi Qaybdiid oo shaaciyay inuu fashilmay kulan dhexmaray Maamulka Galmudug iyo Dowladda Soomaaliya

Image

Arbaco, Maarso 13, 2013 (HOL) — Madaxweynaha maamulka Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa sheegay in wadahadallo dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ay fashilmeen, kaddib markii la isku afgaran waayay qodobbadii kulanka looga hadlay.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa la sheegay in markii uu tagay Gaalkacyo uu ka dalbaday maamulka Galmudug inay ku biiraan maamul kale si ay u buuxiyaan shuruudaha looga baahan yahay maamul-goboleedyada dalka, taasoo ay Galmudug ku gacan-sayrtay.

“Si wanaagsan ayaan u soo dhaweynay mas’uuliyiintii ka socday dowaldda Soomaaliya, balse kulan aan la yeennay ayaa dhammaaday iyadoo aanay waxba kasoo bixin, kaddib markii ay waxyaabo yaryar soo dhexgaleen,” ayuu yiri Jen. Qaybdiid oo u warramayay VOA-da.

Mar uu ka jawaabayay su’aal ahayd sida ay u arkaan hadlka ra’iisul wasaaraha ayaa wuxuu sheegay in deegaannaa uu maamulkooda ka taliyo uu ka kooban yahay laba gobol oo kala ah Mudug iyo Galmudug, sidaa darteedna ay isku arkaan inay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa.

“Innagu diyaar ayaan u nahay in laga wadahadlo arrintan, waxaana sidoo kale diyaar u nahay inaan maamul la wadaago ciddii diyaar u ah sida Ximan iyo Xeeb iyo Ahlusunna Waljmaaca,” ayuu yiri Jen. Cabdi Qaybdiid.

Jen. Qaybdiid wuxuu sheegay in maamulka Galmudugu uu ka mid ahaa maamulladii saxiixay heshiiskii Roadmap ee looga baxay xilligii KMG ahaa ayna aad uga xun yihiin in xilligan loo arko inuusan ahay maamul goboleed buuxiyay shuruudihii.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin khilaafkan cusub ee uu shaaca ka qaaday Jen. Cabdi Qaybdiid, iyadoo maamulkan oo dhisan muddo afar sano ah ay noqonayso markii ugu horreysay oo la sheegay inuusan ahayn maamul goboleed dhameystiran.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa booqasho maalin ah ku tagay halkaas kaddib markii uu saddex maalmood ku sugnaa Puntland uuna heshiis is-kaashi ah lasoo galay madaxweynaha maamulkaas, C/raxmaan Faroole.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online


http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wa ... -21228.htm
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by BigBreak »

Saacid oo Beesha Sacad kula taliyay inay Puntland ku biiraan iyo 2-da Madaxweyne ee Galmudug isku haya oo ka carooday talada uu R/wasaaraha u soo jeediyay
Saacid oo Beesha Sacad kula taliyay inay Puntland ku biiraan iyo 2-da Madaxweyne ee Galmudug isku haya oo ka carooday talada uu R/wasaaraha u soo jeediyay
Ra’isulwasare Saacid oo Cabdi Qaybdiid oo ka mid 2-da Madaxweyne ee Galmudug oo kulan kula yeeshay Galkacyo ayaa si rasmiya u cadeeyay Mowqifka Dowladda Federalka Somalia ee maamul Goboleedka Galmudug.
Saacid wuxuu kula taliyay bulshada Galmudug inay ku biiraan Maamul goboleedka Puntland sidoo kalena wuxuu magacaabay guddi loo xilsaaray qaadista Khadka Cagaaran ee Galkacyo.
“Ka soo tashada cidii aad wax la qeybsan laheeydeen ama ku biiri laheydeen,anagu waxaan aqoonsanahay Puntland sidaas darteed waxaan idinkula talin lahaa Sacadoow inaad ku biirtaan Puntland ama ka qeybgashaan maamul loo dhiso goboladda dhexe” ayuu yiri Ra’isulwasare Saacid.
Xulufadda Cabdi Qaybdiid ayaa ka xanaaqay Ra’’isulwasare Saacid,wuxuuna kula kacay bahdil kadib markii uu Waqooyiga Galkacyo u seexday habeenkii uu martida u ahaa.
Inkastoo Saacid madasha Galmudug la tegay qorshe uu ka soo dhaadhiciyay Faroole hadana heerka liita ee Dowladda ula macaamiishay garabka Qaybdiid waxaa u sababa khilaafka iyo kala daadsanaanta u dhaxeeya garabyada siyaasadeed ee reer Galmudug.
Xeeldheerayaashu waxay qabaan in la jooga xilli la badbaadin karo Galmudug maxaa yeelay waxay Dowladda Federalka muujisay liidid iyo bahdil taariikhiya.
Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdikariim Dhegajuun ayaa subaxnimadii hore ee talaadada ka dhoofay Galkacyo kadib markii luqad xun ku wada hadleen Qaybdiid.
Sikastaba ha ahaatee, Ra’isulwasare Saacid iyo Qaybdiid waxay ku kala tageen caro waloow laga yaabo in Cabdi Qaybdiid lagu qanciyo inuu ku biiro Puntland.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by BigBreak »

go hawiye go

Image

flower darood rats - they're the cancer that needs to be cut from the somali body
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by ina aadan »

superlander


Miskiin.
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by TAATIKO »

:blessed: saacid is a messenger
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by sahal80 »

Galmudug has rejected of a govt proposal gaalkacyo city to have one administration how does that make them being puntlanders?
Galgaduud will have a new governor so galmudug has no enough gobols.
I think its up to hg to meet and unite like mj otherwise they have to accept the government propsals

War saxaafadeed kasoo baxay Dawlad Gobaledka Galmudug,

Maalmahaan waxaa booqasho ku yimid Magaalo Madaxda Galmudug ee Gaalkacyo Wafdi aad u balaaran ee uu hugaaminayay Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Wafdigaas oo ka koobnaa, Wasiiro, Wasiiro ku xigeeno iyo Xildhibaano, ayaa mudo labo maalmood ah marti ku ahaa Xarunta Dawlad Gobaledka Galmudug, wada hadal dheer kadib oo lagu falaqeynayay Arimaha la xiriira Amniga, Dhaqaalaha federaalka iyo hanaanka dimoqoraadiyada Dalka ayaa wax Natiijo ah oo kasoo baxay aysan jirin,

Qodobada la isku mari wayay ayaa waxaa ka mid ah, Sida uu qabo Dastuurka Dawlad Gobaledka Galmudug qodobkiisa 9aad iyo Dastuurka Federaalka qodobkiisa 124aad oo lagu kala aragti duwan yahay Dawlada federalka ah iyo Dawlad Gobaledka Galmudug, Qodobadaas oo qeexaya Awooda Dawlada Galmudug oo waafaqsan Dastuurka Jamhuuriyada Federaalka ah, Sidaas daraadeed waxaa labada dhinac qola walibaa inay la tashi deeraad ah kasoo sameyso ayaan rajeynaynaa.

Galmudug Waxay ka mid tahay Dawlad Goboledyadii ku mintiday Rod-mabkii iyo Soo dhisidii Dawladan federaalka ahi kuna adkeystay in Dalka Dawlad rasmi ah ka dhalato lagana gudbo KMGkii, waxan rajeynaynaa in Dawlada Federalka ah la tashigeda uu noqdo Waxqabakii iyo Hormarkii Dawlad gobaledkan oo ah mid caan ka ah Soomaaliya in la helo Natiijadiisii oo buuxda islamarkaana lagu wada shaqeyn karo Wabilaahi Towfiiq.

Dhamaad.
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by The`Republic »

Abdi Qaybdiid is such a little mooryaan. Wher is Caalin? Once a warlord always a warlord. Galmudu is not a federal state and even the Roadmap said the same thing but it was respected as the beggining of a larger state. It was neve understood to be complete so where is he cming from saying we were recognized as a state?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by Siciid85 »

sahal80 It is idiotic to expect Galkayo to have one admin, there has been too much conflict history between the communities there. This Saaqid puppet just wants to create
problems for Galkayo/Mudug hence why Galmudug refused such a proposal. It would make more sense they unite Galgadud - Mudug.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by sahal80 »

Saciid,
as a clan-wise yes but now we are no more in that era.
I'm not sure if its the pms policy toward galmudug but there was a govt proposals of anti-federalism.
Puntland as a federal state doesn't need mudug so the govt is taking it by making one admin to galkacyo he could be sacad next time mj or mj next sacad. It doesn't make them part of puntland who have already nugaal and bari.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by AbdiWahab252 »

The`Republic wrote:Abdi Qaybdiid is such a little mooryaan. Wher is Caalin? Once a warlord always a warlord. Galmudu is not a federal state and even the Roadmap said the same thing but it was respected as the beggining of a larger state. It was neve understood to be complete so where is he cming from saying we were recognized as a state?
Abdi Qeybdiid is the same MOORYAAN who made Saacid a homeless bum in 1991. It can be repeated again in 2013. Sacad will get their revenge and Saacid the Mafriish Mooryaan will know how it feels to bite the hand that protects his neck. Saacid will feel the heat and won't last in Xamar.


Sahal,

Every dowlad that has messed with Saacad has failed. Cabdiqassim - FAILED. Cabdullahi Yusuf - FAILED. Sheik Sharif - FAILED. And Garguurte is on the same path if he doesn't stop his pet.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by Murax »

Two Regions. Somebody get these dudes a thesaurus and have them look up what two and regions is smdh.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by oxymoron »

sahal80 wrote:Saciid,
as a clan-wise yes but now we are no more in that era.
I'm not sure if its the pms policy toward galmudug but there was a govt proposals of anti-federalism.
Puntland as a federal state doesn't need mudug so the govt is taking it by making one admin to galkacyo he could be sacad next time mj or mj next sacad. It doesn't make them part of puntland who have already nugaal and bari.
Your really stupid if you think Puntland would give up it's second largest city after Bosaaso. Galkayo the capital of Mudug is and will always be Puntland. Sacad are already ruled in Galkayo so nothing will change besides being officially Hawiye Puntlanders. :mrgreen:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by Somalistan »

Rer Jalaf will kick your asses again if you talk smack. :mrgreen:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by quark »

Murax wrote:Two Regions. Somebody get these dudes a thesaurus and have them look up what two and regions is smdh.
This is what they believe
AbdiWahab252 wrote:
Galmudug is a federal state. We consist of two provinces: Mudug and Galgaduud. That requirement is met.

:pac: xafada baraxley iyo the village of bandireley is now 2 gobols
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Galmudug gives the middle finger to Saaqid Shirdoon

Post by GIJaamac »

oxymoron wrote:
sahal80 wrote:Saciid,
as a clan-wise yes but now we are no more in that era.
I'm not sure if its the pms policy toward galmudug but there was a govt proposals of anti-federalism.
Puntland as a federal state doesn't need mudug so the govt is taking it by making one admin to galkacyo he could be sacad next time mj or mj next sacad. It doesn't make them part of puntland who have already nugaal and bari.
Your really stupid if you think Puntland would give up it's second largest city after Bosaaso. Galkayo the capital of Mudug is and will always be Puntland. Sacad are already ruled in Galkayo so nothing will change besides being officially Hawiye Puntlanders. :mrgreen:
Who the fuck gets bullied in their home town, sissy punanilander ? :lol:
Who are you complaining to ?



Aabahaa wasee calaacalka iyo oohinta intaad iska dhaaftid, ragga iska dhici !
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”