
RADIO MOGADISHO
Wafdi uu Hogaminayo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho soo Gaaray
Published on June 17, 2013 by Cilmi Waare · 1 Comment · 896 views
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeeybdiid ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho waxaan garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyeey mas’uuliyiin iyo saraakil ka tirsan dowlada federalka ah ee Soomaaliya .
Ujeedada imaatinka madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ah sidii uu uga qeyb gali lahaa shirka wada tashiga ah oo loo qabanaya maamullada iyo aayaha shacbaka gobolada dhexe ee Soomaaliya .
Kadib imaatinkisa shir jaraaid oo uu ku qabtay garoonka diyaaradaha ayaa waxaa uu kaga war bixiyey shirka ay ka qeyb gali doonaan kaasi oo ka dhacaya magaalada muqdisho,isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka qeyb galka shirkan oo ah mid muhiim ah gobollada dhexe.
http://radiomuqdisho.net/kulan-wadatash ... ka-furmay/
Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galaya mas’uuliyiinta maamullada ka jira gobollada dhexe ee Soomaaliya aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolladaasi
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka mujiyey in natiijooyin wax ku ool u ah shacabka gobollada dhexe ay ka soo bixi doonaan shirka ka dhacay magaalada muqdisho.
Analysis
President hassan sheekh has incorporated ASWJ administration and army into the govt they also received 1000 forces a month ago.
last week another 1000 forces have been made ready in al jazira, the officer in-charge said they are heading to the places that have administration in gobolada although not mentioned wich gobol.
The govt is securing the borders and the ethiopians are losing this area besides hiiraan(south-central) which mostly depends on jibouti. bay has an amisom and no ethiopians, they are in bakool and gedo. The strategic plan will reach soon in all these areas and provinces that were previosly receiving the ethiopian support.
all these central powers north of hiiraan will form a strong joint administration
This map is a year ago.


