Page 1 of 1
Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Posted: Tue Jul 02, 2013 12:55 pm
by xaliye123
Maamulka Sare ee Shabakada Warbaahinta Saadaal Media wuxuu raali galin ka bixinayaa war maanta si khaldan ugu soo baxan Boggan kaasoo sheegayay Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland inay eedaysay Ciidamadda Kenya isla markaana ay u qaxday meel duleedka ka ah Kismaayo.
Hadaba Xiriiro kala duwan oo la samaynay dad kala duwan ayaa noo cadaatay in Warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Maamulka Guud ee Saadaal Media wuxuu raali galin buuxda ka bixinayaa Qoraalkii iyo Codkii lagu soo daabacay Boggan.
Saadaal Media waa warbaahin Madax banaan isla markaana warka usoo gudbisa si dhex dhexaad ah.
Maamulka Sare ee Saadaal Media
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Posted: Tue Jul 02, 2013 1:00 pm
by quark

a somali website apologizing for reporting false news, well done. usually they do it intentionally.
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Posted: Tue Jul 02, 2013 1:02 pm
by xaliye123
Saadaal waa wargaisyada somalida kuwa ugu fiican runtii.
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Posted: Tue Jul 02, 2013 1:20 pm
by Somali-Transporter
xaliye123 wrote:Maamulka Sare ee Shabakada Warbaahinta Saadaal Media wuxuu raali galin ka bixinayaa war maanta si khaldan ugu soo baxan Boggan kaasoo sheegayay Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland inay eedaysay Ciidamadda Kenya isla markaana ay u qaxday meel duleedka ka ah Kismaayo.
Hadaba Xiriiro kala duwan oo la samaynay dad kala duwan ayaa noo cadaatay in Warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Maamulka Guud ee Saadaal Media wuxuu raali galin buuxda ka bixinayaa Qoraalkii iyo Codkii lagu soo daabacay Boggan.
Saadaal Media waa warbaahin Madax banaan isla markaana warka usoo gudbisa si dhex dhexaad ah.
Maamulka Sare ee Saadaal Media
So you are saying mama somali ah is lying???
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Posted: Tue Jul 02, 2013 2:35 pm
by MarsinQorahay
Somali-Transporter wrote:xaliye123 wrote:Maamulka Sare ee Shabakada Warbaahinta Saadaal Media wuxuu raali galin ka bixinayaa war maanta si khaldan ugu soo baxan Boggan kaasoo sheegayay Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland inay eedaysay Ciidamadda Kenya isla markaana ay u qaxday meel duleedka ka ah Kismaayo.
Hadaba Xiriiro kala duwan oo la samaynay dad kala duwan ayaa noo cadaatay in Warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Maamulka Guud ee Saadaal Media wuxuu raali galin buuxda ka bixinayaa Qoraalkii iyo Codkii lagu soo daabacay Boggan.
Saadaal Media waa warbaahin Madax banaan isla markaana warka usoo gudbisa si dhex dhexaad ah.
Maamulka Sare ee Saadaal Media
So you are saying mama somali ah is lying???
No you idiot, he is saying that the website was spreading lies and now giving an apology to the shacab.