Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu heer gaba gabo maraayo, qorshaha ay Dowladda ku dooneyso inay dib ugu sii deyso Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ku heyb ah Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa wuxuu sheegay in hal habeen kahor ay kulan ku wada yeesheen agagaaraha Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia, kulankaasi ayuu sheegay in looga hadlaayay, sidii dib xoriyadiisa loogu siin lahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Nabadoonka ayaa wuxuu kaloo sheegay in kulankaasi uu bilow u ahaa, kulan kale oo ay Khamiista soo socoto ku yeelan doonaan Magaalada Muqdisho, kaasoo lagu soo gaba gabeynaayo sii deysmada Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Sidoo kale wuxuu sheegay in Sheekh Xasan Daahir Aweys uu wada hadalo la furi doono Dowladda Soomaaliya, iyadoo ay wada hadalaasi qeyb ka yihiin sida uu hadalka u dhigay Caalamka.
Axmed Diiriye Cali ayaa wuxuu rajo wanaagsan uu ka muujinayaa in muddo toddobaad gudahood ah lagu soo sii deyn doono Sheekh Xasan Daahir Aweys, isla-markaana ay taasi soo dhaweynayaan sida uu sheegay.
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa wuxuu ka goystay Xoogaga Al Shabaab, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu Zubeyr), oo ah Amiirka Al Shabaab.
http://www.markacadey.net/news/71737/na ... naayo.html

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Maybe these dumb fuckers suffer from brain damage but i know that Xassan Qaxaaye made Cayr and many other hawiye flee from Xamar. Isnt he the one who called for jihad against sh.sharif when he returned from Asmara?
Terrorist warcriminal Aweys
Diriye
Xaad
Gurguurte
And every hutu who advocates for Aweys
Terrorist warcriminal Aweys

Diriye

Xaad

Gurguurte

And every hutu who advocates for Aweys

Last edited by AhlulbaytSoldier on Mon Aug 19, 2013 10:19 am, edited 2 times in total.
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
This will set a dangerous trend. All current Al-shabab criminals who get captured will point fingers @ Sheikh Aweis and demand to be released that's if they are from a powerful qabiil .
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Culusow failed Somalia big time. The damage he has done in those 10 months have set us back four years. 

Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
double post
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Why people blaming this government it is very hard to convict a butcher when every time he is caught his tribe calls for war if he is not released immediately. This impunity has to stop but it can only happen when our so called clan elders start to grow some balls by agreeing to hang the bastards instead of hiding their Ceeb with a G-string
Only those that defect by their own accord should be shown some mercy yes i know that is also fucked up but that is how the world works if you want others to defect but those arrested forcefully should face the full force of the law firing squad style No ifs No buts

Only those that defect by their own accord should be shown some mercy yes i know that is also fucked up but that is how the world works if you want others to defect but those arrested forcefully should face the full force of the law firing squad style No ifs No buts

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
U mad?AhlulbaytSoldier wrote:Maybe these dumb fuckers suffer from brain damage but i know that Xassan Qaxaaye made Cayr and many other hawiye flee from Xamar. Isnt he the one who called for jihad against sh.sharif when he returned from Asmara?
Terrorist warcriminal Aweys![]()
Diriye
Xaad![]()
Gurguurte![]()
And every hutu who advocates for Aweys
I heard the Sheikh is going to Qatar

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Yet again my stance on criminal Hassan Sheikh "Govt" has been vindicated.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Abdialahi yusuf got away wit murderin 30,000 hutus,so wats wrong wit sheik aweis @da end america makes da final decision of aweis was bad CIA would lock his ass up but da policy is if somebody say I made a mistake am out on da shabab game thy r free to go
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Don`t you just love these southerners.
Your people have been fleeing the likes of Aweys for nigh on 20 years and now you saying....they`re free to go.

Your people have been fleeing the likes of Aweys for nigh on 20 years and now you saying....they`re free to go.

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
Sheikh xassan? isnt that the president?? he's been arrested...?
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
^^
this timo guy wallee aduun mala soocdo 

Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
BS that nigga ain't going no where. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Hawiye elders secure Sheikh Xassan's release
He is a extreme secessionist who is the opposite of emperor/gacanyare. He believes that southern politics does not concern him, if you ask him do you know any southern politician or clan he will just say no i dont know, as for gacanyare he knows the most weirdest unknown clans living in southern somalia, he dreams every day and night about the politics in south somalia.the first moment he wakes up what he does is opening up jowhar or hiiraan.Malaaqa wrote:^^
this timo guy wallee aduun mala soocdo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 282 Views
-
Last post by HalfSomali
-
- 2 Replies
- 396 Views
-
Last post by gurey25
-
- 0 Replies
- 808 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 10 Replies
- 2817 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 7 Replies
- 1214 Views
-
Last post by Nomand
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 38 Replies
- 4084 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 8 Replies
- 1346 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 61 Replies
- 4471 Views
-
Last post by eliteSomali