Dhageyso:- Proff Togane:- Habargidir iyo Abgaal Dulmi qaawan ayay ku hayaan Beelaha Biimaal iyo Jareerweyne!
Nov 25, 2013 - jawaab
image
Kadib Wareysi dheer oo uu maanta siiyay Warbaahinta Saadaalmedia, ayaa Proff Maxamuud Togane, oo ka miq ah aqoonyahanada soomaaliyeed isagoo ku nool dalka Canada gaar ahaan Magaalada Montreal ayaa waxa uu si qaas ah ugu hadlay dagaalada ka soconaya Gobolada Sh. Dhexe ee dhex maraya Beelaha Abgaal iyo Jareerweyne iyo kan Sh, Hoose oo u dhaxeeyay Beelaha Habar Gidir iyo Biimaal.
Aqoonyahan Proff Togane ayaa ugu baaqay beelaha Habar Gidir in ay joojiyaan dulmiga iyo dagaalada ay ka wadaan Gobolka Sh.Hoose isagoo sheegay in Beesha Biimaal ay tahay beel weyn oo nabada jecel.
Sidoo kale Proff Togane, ayaa beelaha Abgaal ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalada ay ka wadaan tuulooyinka ay degaan beesha Shiidle ee Jareerweyne.
Halkan ka dhageyso
http://saadaalnews.com/2013/11/25/dhage ... reerweyne/



This Hawiye guy is the most funniest professor i have seen