PM Abdiwali Sheik Ahmed Bardera interviewed by VOA- link

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

PM Abdiwali Sheik Ahmed Bardera interviewed by VOA- link

Post by XimanJaale »

http://www.voasomali.com/content/article/1815230.html

What topics he spoke about:
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah RW cusub ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo wareysi dheer siiyay laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA waxyar kadib markii ay ansixiyeen baarlamaanka Soomaaliya.

Wareysiga khaaska ah oo uu ra'iisul-wasaaraha la yeeshay Cabdicasiis Xuseen, ayaa wuxuu mudane Cabdiweli Sheekh kaga hadlayaa;

Nooca ay noqonayso xukuumaddu soo dhisi doono
Qorshihiisa siyaasadeed
Wuxuu ka yeeli doono ururka al-Shabaab
Arrimaha Jubbooyinka iyo dhismaha maamul-goboleedyada.
Wadahadallada Somalia iyo Somaliland
Khilaafka dhexmara madaxda Soomaalida sida Ra'iisul-wasaaraha iyo Madaxweynaya iyo sida looga baaqsan karo.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”