Af-Somali Kacaan!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 1:21 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Af-Somali Kacaan!!!

Post by Righteous »

Dad badan oo Ajnabi ah baa halkaan wax ku akhriya, sirteena iyo ceebteena banaanka ku faafiyo misse nagu qosla. Marka, walaalayaal, hadaa is caayino, aan afkeena hooyo ku doodno, aan afkeena hooyo isku aflagaadeeno.
Cidna wakhti uma hayso ineey kalmad walba Google translate geliso. Hadhowna waxaa soo baxiya, cidii sheegato aheed iyo cidii Somali dhab ah.
User avatar
incognito1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 964
Joined: Fri Oct 03, 2014 7:37 pm

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by incognito1 »

waa fikrad aad u fiican laakiin yaa kaa yeelaya taa walaal,ajinabiga meesha wey ka buuxaan waa na kuwa yidhaada " i cant read somali could you write that in english lool.

sheeko qabyaaladna waa in laga wareega, soomaaliya wey so noqonaysaa walaaltinimadii eynu lahaan jidhnay na wey sidda. jaahil,doqon iyo danyeer ayaa qabyaalad wax ku adeegsada. madaama aqli,damiir iyo akhlagba ey la'yihiin. soomaaliweyn iyo dadkeedaba illahay ha barakeeyo amiin.
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 10:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by YummyMummy »

Boqolkiiba boqol fikraddaada wan la socdaa walal. Laakin se waxaan diidey afkeena Hooyo aynu isku aflagaadeeno, inkasteydo dhacdo, halkaad ka odhan laheyd afkeena Hooyo aynu isu duceeno (ama wax intaa lamid ah oo khair leh).
User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 7:41 pm

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by AgentOfChaos »

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 1:21 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by Righteous »

incognito1 wrote:waa fikrad aad u fiican laakiin yaa kaa yeelaya taa walaal,ajinabiga meesha wey ka buuxaan waa na kuwa yidhaada " i cant read somali could you write that in english lool.

sheeko qabyaaladna waa in laga wareega, soomaaliya wey so noqonaysaa walaaltinimadii eynu lahaan jidhnay na wey sidda. jaahil,doqon iyo danyeer ayaa qabyaalad wax ku adeegsada. madaama aqli,damiir iyo akhlagba ey la'yihiin. soomaaliweyn iyo dadkeedaba illahay ha barakeeyo amiin.
Waa sidaad tiri, meeshaan waxaa ku buuxa ajnabi. Xagee ku aragtay qof Somali ah oo xitaa hal kalmad Af-Somali ku qori karin?
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 1:21 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by Righteous »

YummyMummy wrote:Boqolkiiba boqol fikraddaada wan la socdaa walal. Laakin se waxaan diidey afkeena Hooyo aynu isku aflagaadeeno, inkasteydo dhacdo, halkaad ka odhan laheyd afkeena Hooyo aynu isu duceeno (ama wax intaa lamid ah oo khair leh).
Walaashay, inkastoo aan jeclaan lahaa inaan leeys caayin, meeshaan waxaa lagu haaya fadhi ku dirir, lol. Taageerada waad ku mahadsantahay, ilaahay idinkiisa mardhoow dad badan baa meeshaan Afkeena Hooyo wax ku qori doona.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 9:45 am

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by Murax »

Waa arrin fiican waxaad sheegaysaid laakin runti wax dhacaayo maaha. Soomalida xishood malaha.
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 1:21 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by Righteous »

Murax wrote:Waa arrin fiican waxaad sheegaysaid laakin runti wax dhacaayo maaha. Soomalida xishood malaha.
Waa nasiibdarro, ilaahoow xishoodka hanaga qaadin.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Sat May 26, 2001 12:00 am
Location: U.S

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by GAMES »

Righteous wrote:Dad badan oo Ajnabi ah baa halkaan wax ku akhriya, sirteena iyo ceebteena banaanka ku faafiyo misse nagu qosla. Marka, walaalayaal, hadaa is caayino, aan afkeena hooyo ku doodno, aan afkeena hooyo isku aflagaadeeno.
Cidna wakhti uma hayso ineey kalmad walba Google translate geliso. Hadhowna waxaa soo baxiya, cidii sheegato aheed iyo cidii Somali dhab ah.
Nacas, maad adiga iska bilaabdid? Intaad qof kale wax usheegi laheed. Doofaar baad tahay been badan.
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 1:21 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by Righteous »

Cay, xaar iyo kaadi waxaan aheen aduunyada ma ku kordhisay?
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 7:19 pm
Location: singapore

Re: Af-Somali Kacaan!!!

Post by LobsterUnit »

Al iclam somalinitiya wa fi mukhbarat a dowlah villa somalia.li ana maanta al google translate mukhbrat al freemasoniya yacni luqatu soomaali al barnamij readily available on google.

Return to “Politics - General Discussions”