"Mudanoo wadaadkii markii meesha lagadoonay
isagoo baraarugay markuu meherka boobsiiyey
markey kaa dareeraan kuwii kugu dulbuuqaayey
iyadoo baraxan markaad bixisay toobkeeda
bahal yaroo dahaarnaa markaad bagax kakala siiso
barqadaa kugaadaa hurdada waana bogataa
markaasaa wixii kaagabaxay baga tiraahdaa."

