Duco Thread...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Duco Thread...

Post by xaliye123 »

Waa bil Rabadaan e walaalayaalow Somali aynu u ducayno.

Ilaahayow Somaali meel walba oo ay jogaanba nabadgalyo ku sii.
Ilaahayow Somaali qaluubtooda nadiif ka dhig.
Ilaahayow cadowga Somaali adaa arkee ka qabo.
Ilaahayow adaa naxariis badane nasri dagdaga Somaali lasoo gaadh.

Amiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8481
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Duco Thread...

Post by LeJusticier »

xaliye123 wrote:Waa bil Rabadaan e walaalayaalow Somali aynu u ducayno.

Jazaka laah sheikh Xaliye

Ilaahaw dadkeena education u fudeedee. Knowledge is power walaahi. Dadkeenu haday wax bartaan waxay noqon lahaayeen very intelligent and creative people.

Aamiin Aamiin.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Duco Thread...

Post by xaliye123 »

Haa sxb dunida islaamka markaa eegto, somalidu waa dadka ugu kalsoonida badan xagga diinta iyo fahanka ummadaha kale. Lakin ibtilo waa markay isku kaliyeystaan umbayna isba arki kari.

Waana sidaad sheegtay oo waa aqoon la'aanta

jazaakalah sxb.
User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Duco Thread...

Post by Bella18 »

xaliye123 wrote:Waa bil Rabadaan e walaalayaalow Somali aynu u ducayno.

Ilaahayow Somaali meel walba oo ay jogaanba nabadgalyo ku sii.
Ilaahayow Somaali qaluubtooda nadiif ka dhig.
Ilaahayow cadowga Somaali adaa arkee ka qabo.
Ilaahayow adaa naxariis badane nasri dagdaga Somaali lasoo gaadh.

Amiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi.
Allahumma Amiin.
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3556
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Duco Thread...

Post by TheGrumpyGeeljire »

aameen.
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Duco Thread...

Post by gegiroor »

Amen
Cherine
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4836
Joined: Sun Apr 01, 2012 3:35 am

Re: Duco Thread...

Post by Cherine »

xaliye123 wrote:Waa bil Rabadaan e walaalayaalow Somali aynu u ducayno.

Ilaahayow Somaali meel walba oo ay jogaanba nabadgalyo ku sii.
Ilaahayow Somaali qaluubtooda nadiif ka dhig.
Ilaahayow cadowga Somaali adaa arkee ka qabo.
Ilaahayow adaa naxariis badane nasri dagdaga Somaali lasoo gaadh.

Amiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi.

Amiin
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Duco Thread...

Post by gegiroor »

Ilaahayow Muslimiinta meel walba oo ay jogaanba nabadgalyo ku sii.
Ilaahayow Muslimiinta qaluubtooda nadiif ka dhig.
Ilaahayow cadowga Muslimiinta adaa arkee ka qabo.
Ilaahayow adaa naxariis badane nasri dagdaga Muslimiinta lasoo gaadh.

Amiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi.
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Duco Thread...

Post by gegiroor »

xaliye123 wrote:Waa bil Rabadaan e walaalayaalow Somali aynu u ducayno.

Ilaahayow Somaalida Muslimiinta ah meel walba oo ay jogaanba nabadgalyo ku sii.
Ilaahayow Somaalida Muslimiinta ah qaluubtooda nadiif ka dhig.
Ilaahayow cadowga Somaalida Muslimiinta ah adaa arkee ka qabo.
Ilaahayow adaa naxariis badane nasri dagdaga Somaalida Muslimiinta ah lasoo gaadh.

Amiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi.
I fixed brother. Soomaali gaalo ah baa jirta oo Islaamka dagaal xun kula jira, forumkana waaba ka buuxaan xabaal lagu gurooyin. Marka kuwaas ducada inooga reeb.

Amen
User avatar
MissFiora
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1711
Joined: Wed Jun 18, 2014 12:32 am
Location: UAE

Re: Duco Thread...

Post by MissFiora »

llaahayow hablaha singleka niman wanaagsan u sahal amiin.
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6445
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Duco Thread...

Post by gegiroor »

Image
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Duco Thread...

Post by Xamud. »

Aamiin, Ilaahow kuwa dabinta dhex dhigayo ummada Somaliyeed naga qabo, ilaahow danteno na ogeysii.
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Duco Thread...

Post by YummyMummy »

ducooyinkan oodhan, kuwa qarsoon iyo kuwa lagu dhawaaqey oodhan ee ummada muslimeed, Allahayow ogolow ama khair ugu badal, aamiin.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Duco Thread...

Post by xaliye123 »

Allahayow ducooyinka naga wada aqbal aamiin.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8481
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Duco Thread...

Post by LeJusticier »

xaliye123 wrote:Allahayow ducooyinka naga wada aqbal aamiin.

Sheikh Xaliye, ma xusuusataa "Marxab marxab yaa Ramadaan kal danbana soo noqo yaa Ramdaan"?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”