rest in peace

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

rest in peace

Post by sahal80 »

Ilaahay janadii fardawso haaka waraabsho


Image


Image
Image


Image
Image
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: rest in peace

Post by GeoSeven »

Amiin. The Ugaas was remarkable man, the replacement has big shoes to fill.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: rest in peace

Post by sahal80 »

Ugaas cabdirahman allaha u naxariistee wuxuu isku darsaday labo sifo:

1- mutacalim lasoo shaqeeyay wasaarad iyo hayado badan oo ajnabi ah xataa waxaad kacdareemi kartaa noloshiisa khaas ka ah sida hal xaas iyo labo gabdhood oo jaamiciyiin ah oo mida yar hada dibada ku dhamayn rabto masters degrees

2: dawrkii al islaax/samatalis ee uu ka dhaxlay ugaas khaliif...markaste aayadan buu akhrin jiray
Image

Sidaan had a ka got kuugu sheegay, beledweyne waxaa aasaasay ugaas warfaa..ka hor saldanada hawadle waa caasimad u ahayd halgan oo ay ugaasyada ku duugan yihiin daawo ugaas...ugaaskii guy danbeeyay oo halkaan my dhintay wuxuu ayaa ugaas guuleed...wiilkiisa ayaa tolku ku qasbay inuu meel dhexe soo dark maadama qabiilkii batay so aysan ugu kala jabin waqooyi, bari iyo koonfur, wiilkii waa diiday oo waagaas halgan baa shidnayd...waxaa soo baxay in ana deerkiis warfaa oo degay irid aamin (old beledweyne) 18 century..ugaas abdirahman, ugaas khalif, ugaas rooble ugaas warfaa(beledweyne ugaasis)

http://www.hiiraan.com/news/2016/Jan/wa ... -94415.htm

http://diplomat.so/2016/01/03/somalia-u ... eledweyne/
User avatar
GalliumerianSlayer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3528
Joined: Mon Feb 11, 2013 3:26 pm

Re: rest in peace

Post by GalliumerianSlayer »

AUN.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Hiiraan”