That's what am talkin' about sxb. Amxaarada hala waso xaaraanta hooyadood wasooyinkaa.
__________________________________________________________________________
Ciyaartii Xulka Itoobiya iyo Soomaaliya oo ku dhamaatay dagaal fool ka fool ah oo dhex maray ciyartoodii labada dal
Kigali
Ciyaar ayaa maanta waxey dhex martay labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya tasoo la dhihi karo waa ciyaartii ugu xumeyd oo dhex marto labada oo Afrikaan ah .
Labada Kooxood ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhaxeyso cadaawad soo jireyn ah tasoo keentay markii ay ciyaartii dhamaatay in uu bilaawdo dagaal ka fool ka fool ah iyadoona dagaalkasi dhexmaray xulka Soomaalida Iyo Itoobiyaanka uu keenay dhawacyo Culus.
Ciyaartooyda xulka qaranka Itoobiya ayaa qaar kood waxeey garoonka ka baxeen iyadoo dhiig badan uu ka qul qulanayo.
Waxii ka soo kordha kala soco dayniile
Somalia's Football Team kick some Ethiopian ass
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- biiqaaye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1374
- Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
- Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea
Somalia's Football Team kick some Ethiopian ass
Last edited by biiqaaye on Tue Dec 06, 2005 9:41 am, edited 1 time in total.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
- biiqaaye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1374
- Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
- Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Waraa tii ILKOYARTA eheed oo BUULO XAABO kaa keentay wasee ciyaarta waa la banaday.

Qansa.....homeboy, Itoobiyaan ka seey tahay aa loo wasay nacalada. Garoonka ayagoo dhiig ka daadanaayo ee isaga baxeen.
Inuu dagaal dhici doono waa u maleynaayay. Ayadoo la ciyaarin aa ayan dhexdaas ah nin ku dhahay sxb waa ogaan doontaa ciyaartaas markee dhacdo amxaaro badan waa la nusi doonaa. weena dhacday.
@least waraa ciyaartooyda soomaalida wax eey ka nuseen markii laga badiyay. DAD DHIIG LEH WAAYE DADKAAN.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 8 Replies
- 8554 Views
-
Last post by Strategic
-
- 63 Replies
- 4507 Views
-
Last post by Kukri
-
- 4 Replies
- 729 Views
-
Last post by Naughty_By_Nature
-
- 15 Replies
- 1510 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 4 Replies
- 1794 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 867 Views
-
Last post by Shani_can
-
- 5 Replies
- 676 Views
-
Last post by **weezy**
-
- 14 Replies
- 1287 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 4 Replies
- 752 Views
-
Last post by Twisted_Logic