Nabad iyo nolol in a nutshell

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by AbkoowDhiblaawe »



:dead: :mindblown:
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by Django »

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by mahoka »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sat Jul 06, 2019 4:11 pm

:dead:
:damn: :russ: :dead: :sadbron:


At least somalia is equal opportunity and disabled and autistic people get a fair crack at the whip
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by zidane88 »

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by AbkoowDhiblaawe »

zidane88 wrote: Sun Jul 07, 2019 11:26 am Abkoow. You want to see this.
http://www.aei.org/publication/time-is- ... o-succeed/
Sad but true.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by guhad122 »

So, the president wakes up, daily schedule in hand. Briefs and talking points of all public engagement events info provided. And yet this always confused and clueless Farmaajo has no idea who has built the structure. Supposedly Banaadir local government funded the project and instead of commending their efforts, he asks "ma'adaa dhisay"?
What a sad state of affairs for Somalia. We know Farmaajo doesn't speak English or Somali, so does anyone know his preferred language?
:damn: :damn:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by DR-YALAXOOW »

Farmaajo waa ciyaal maamo. Wuxuu ku soo koray guri mareexaan 1970s xoolihii qaranka xaqdaro loogu cunaayey .farmaajo waa baac. Aftahan maaha sidiii xasan sheekh iyo sh shariif. Taas macnaheedu maaha farmaajo waa nin xun. ..dhinaca kale wasiirka arimaha dibada waxay ila tahay inuu xanuunsan yahay. Aad ayuu caato u yahay. Wajigiisa ayey ka muuqataa xanuun ayaa haya. Qof baniaadamka waa xanuunsan karaa. Xaqiiqdiii farmaajo qaladka ugu weeyn ee uu sameeyey waa inuu wasiirka arrimaha dibada ka badalo mudane Yuuaif garaad. Yuusuf garaad ayaa uga fiicnaa xilkan muhiimka ah ee wasaarada arrimaha dibada.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by AbkoowDhiblaawe »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 08, 2019 1:28 pm Farmaajo waa ciyaal maamo. Wuxuu ku soo koray guri mareexaan 1970s xoolihii qaranka xaqdaro loogu cunaayey .farmaajo waa baac. Aftahan maaha sidiii xasan sheekh iyo sh shariif. Taas macnaheedu maaha farmaajo waa nin xun. ..dhinaca kale wasiirka arimaha dibada waxay ila tahay inuu xanuunsan yahay. Aad ayuu caato u yahay. Wajigiisa ayey ka muuqataa xanuun ayaa haya. Qof baniaadamka waa xanuunsan karaa. Xaqiiqdiii farmaajo qaladka ugu weeyn ee uu sameeyey waa inuu wasiirka arrimaha dibada ka badalo mudane Yuuaif garaad. Yuusuf garaad ayaa uga fiicnaa xilkan muhiimka ah ee wasaarada arrimaha dibada.
What about Tarzan and the last guy? :pac:

Ditoore sxb xamar booqo so arag meesha kedib aa WADA hadleeyna.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by DR-YALAXOOW »

Xamar waxaan ka imid maarso 2019.. waa nabad xamar sxb. About Tarzan waa nin mudulood ah cod kar ah. Hadal la soo jarjaray micno sameeyn maayo sxb
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by ReturnOfMariixmaan »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 08, 2019 1:28 pm Farmaajo waa ciyaal maamo. Wuxuu ku soo koray guri mareexaan 1970s xoolihii qaranka xaqdaro loogu cunaayey .farmaajo waa baac. Aftahan maaha sidiii xasan sheekh iyo sh shariif. Taas macnaheedu maaha farmaajo waa nin xun. ..dhinaca kale wasiirka arimaha dibada waxay ila tahay inuu xanuunsan yahay. Aad ayuu caato u yahay. Wajigiisa ayey ka muuqataa xanuun ayaa haya. Qof baniaadamka waa xanuunsan karaa. Xaqiiqdiii farmaajo qaladka ugu weeyn ee uu sameeyey waa inuu wasiirka arrimaha dibada ka badalo mudane Yuuaif garaad. Yuusuf garaad ayaa uga fiicnaa xilkan muhiimka ah ee wasaarada arrimaha dibada.
Been badana. Farmaajo aabihis oo wuxu ah nin halyey oo SYL ah.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by DR-YALAXOOW »

Sxb odaygii farmaajo waa runtaa SYL ayuu ahaa laakiin 1970s reer diini xoolihiii qaranka ayey dhaceen. Caruurtoodii xaaraan ayey cuni jireen. Booli qaran. Marka farmaajo Jr waa ciyaalkii ku soo koray xaaraantaas. Ciyaalkaas inta baddan waa baacyaaal. Dabaaloos. Laakiin president farmaajo maaha nin xun . Farmaajo maaha aftahan sida xasan sheekh ma yaqaan.

Reer diini somalia waa dhaceen. Aun siyaad barre dawladisii waxa riday ee wadanka xaday waa kuwaas.
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Apparently he was joking.
#Faramajo2021
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by ReturnOfMariixmaan »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 08, 2019 3:04 pm Sxb odaygii farmaajo waa runtaa SYL ayuu ahaa laakiin 1970s reer diini xoolihiii qaranka ayey dhaceen. Caruurtoodii xaaraan ayey cuni jireen. Booli qaran. Marka farmaajo Jr waa ciyaalkii ku soo koray xaaraantaas. Ciyaalkaas inta baddan waa baacyaaal. Dabaaloos. Laakiin president farmaajo maaha nin xun . Farmaajo maaha aftahan sida xasan sheekh ma yaqaan.

Reer diini somalia waa dhaceen. Aun siyaad barre dawladisii waxa riday ee wadanka xaday waa kuwaas.
Reer Ugaas Diini waa Boqortoyada Beesha Sade iyo umadda Soomaliyeed. Wiilshada abti uu tahay ha cayaan. Hawiye baa dhalay Bah Darandoole iyo Bah Xawaadle.

Tan kale, Odayga MSB (AUN). Wuxu dhintay oo poor ah. Laakin I can't say if Reer Diini didn't take advantage of his car accident.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by DR-YALAXOOW »

Sxb aniga dawlada waan taageersanahay 100% . Sida aan dhahay farmaajo waa nin qalbi fiiican. Teamka farmaajo iyo khayre ha noolaadan. Dawladnimada Somalia wax baddan ayey kor u kacday..4 years ka dib next madaxweyne wadanka waa sii fiicnaanaa. .viva Dawlada Somalia
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Nabad iyo nolol in a nutshell

Post by AbkoowDhiblaawe »

DR-YALAXOOW wrote: Mon Jul 08, 2019 2:51 pm Xamar waxaan ka imid maarso 2019.. waa nabad xamar sxb. About Tarzan waa nin mudulood ah cod kar ah. Hadal la soo jarjaray micno sameeyn maayo sxb
Haye jidka 30ka ma tagtay iyo warshadaha aka no man,s land?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”