wararkii ugu danbeeyay waxay sheegayaan in Mooge aad uga cararayo shirka beesha caalamka garwadeen ka tahay saa darteed inta badan u tanaasulay ahmed Madoobe sida in maamulka gobolka Gedo la hoos geeyo arintaan oo ku tusinaysa in sababta ugu weyn ee macalimow loo buriyay ay aheed in Madoobe lagu raali galiyo inkastoo scapegoat loogu sameeyay arimaha canshuurta waana sheegay isla maalintiiba bilo ka horna waa sheegi jiray. sidoo kale waxaa tanaasulka ka mid ah in janan iyo ciidamadiisa ay ku soo noqdaan Gedo oo toos JL ula wareegto maamulka gedo.
laakiin waxaan filaa inuu waqtiga ka dilayo axmed madoobe waa ogyahay the root of all evil waa Mooge maaha Gedo saa darteed 10 iyo dhowrka maalin ee u hartey ma umalaynayo inuu soonka iska jabin doono

yesterday news.
"PostSun Jan 17, 2021 1:59 pm
Mooge oo ka cararaya inay beesha caalamka u taliso hadii kurti lagu casumo shirka ay wadaan oo ay xal u heleen arinta gedo iyo gudiyada iyo waqooyi ayaa isleh gorgortankii ugu danbeeyay la gal madoobe iyo deni oo gudiyo u xilsaaray in marka hore ay ka heshiiyaan arinta intaas ay ba 20 maalin ku dhanaanee"
in detail