Mooge wearing bigger shoes than him and the tigray war accelerated his collapse

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Mooge wearing bigger shoes than him and the tigray war accelerated his collapse

Post by sahal80 »

1-No regional significance and rejected by his own Dblock states

2-wearing shaati uusan laheen(relaying on HAG states, Abiy Ahmed oo godkiisa biyaha ugu soo galeen)

Hirshabelle waa fashilantay meel ay ka shaqeyso maleh laa hiiraan walaa middle shabelle shalay guudlaawe mucaaradke iyo damjadiidka Hiiraan uu la kulmay wuxuu dhahay beertaa la igaliyay warkiina waa maqlayaa dhexdhexaadin sameeya

dhinaca kale ilaa min ceel baraf ilaa kaaraan Agoonyar hubaysan aa ku hadadaya inay Jowhar ku soo duulayaan hadeey doorasho ka bilaabato. from jalalaqsi ilaa kaaraan waaba jabhad isku xiran.

now Djibouti, Kenya r lobbying for current parliament electing interim president.

Somalia maxkamad xataa masaari karto askari AMISOM ah haduu wax dilo ama danbi gali iska dhaaf inay Amisom ka saarto Somalia. waxaan waa heshiis horey loogu saxiixay markey soo galayeen. Moogahoodii aa saas ah ciyaalka hala yaabin TPLF ku waashey iyo Abiy aa kismaayo noo qabanaya
:dead: :deadrose:

he says somalia cannot remove Kenyan amisom from Kismaayo, somali stability iyo dariswanaaga oo dalalka reer galbeedka taageersanyihiin iyo itoobiyoo dagaal ku furmay intaas aa daaqada ka saartey
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”