waxay ku dhamaanee fashilinta dawlada hawiye ee Hassan Sh sida tii Cabdiqasim waxaa badalaya madaxweyne Daarood ah. hawiye marka cashar kama baran taariikhdaas dhan laga bilaabo 1997 shirkii Qahiro. Furaha deganaashaha deegaamadooda oo dhibka mar kaste ku dhaco wuxuu ku jiraa gacanta itoobiya halka ay masar u cararayaan.
Hassan Sh wuxuu soo nooleynayaa siyaasadii 90ska ee Masar kula safatey hawiyaha kadib markii ay soo jeedisay in Cali Mahdi madaxweyne noqdo Hussen caydiidna raysulwasaare waxaa ka horyimid Cabdullahi yuusuf oo markaas PL sameeyay qaab isku tashi camal ah
Hada Itoobiya waxay soo mareysaa Dblock ooy PL ugu horeyso iyo Beesha digil iyo mirifle si la mid ah shirarkii Sodere, Eldoret iyo Imbagati oo looga soo horjeeday shirarkii masar iyo Djibouti oo u ugu danbeyn Cabdullahi yuusuf lagu doortey beesha D&M ay dawr weyn ka cayaartey.
"Somali heshiis ah meel ha iga harto"
https://en.m.wikipedia.org/wiki/2002_So ... Conference



sland got nothing to do wit ethopia n al shabab. i wish we did sponsor our own militias in the in the ex italian colony
but we don't got no stake here