TNG signs deal to allow Ethiopia Air Force to enter Zoomalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CrazySommies
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2880
Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
Location: www.Zoomaliawatch.org

TNG signs deal to allow Ethiopia Air Force to enter Zoomalia

Post by CrazySommies »

Bisinka, hutuugii "zoomaliyeey toosay" la heesi jiray maxaa haysta maanta?

---------
Wararkii ugu danbeeyey ee Baydhabo oo ay xalay soo gaareen ciidamadii ugu badnaa ee Itoobiyaan ah, & C/llaahi Yuusuf oo dayuuradaha dagaalka Itoobiya u fasaxay in ay isticmaalaan hawada Soomaaliya

Sida ay xaqiijiyeen goob joogayaal ku sugan magaalada Baydhabo waxaa xalay soo gaaray magaaladaasi ciidankii ugu badnaa abid ee Itoobiyaan ah ee soo gala gudaha Soomaaliya kuwaasoo wata gawaarida dagaalka oo aad u culus.

Sida goob joogayaashu sheegayaan ciidamadani waxey soo dhexmareen gudaha magaalada Baydhabo, iyagoo u soo gudbay dhinaca korntaroolka soo xiga magaalada Muqdisho, lama oga halka ay ku jiheysan yihiin, waxaase la sheegayaa in ay ku biirayaan ciidamada dowladda & kuwo Itoobiyaanka ee horay u joogay daafaha magaalada Baydhabo, waxaana jira dhaqdhaqaaq cusub oo ay ciidamadaasi wadaan, waxaana laga cabsi qabaa in ay fooda is daraan kuwa maxkamadaha oo iyana ku sii siqaya Baydhabo.

Dhinaca kale, madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya & ra'isul wasaaraha Itoobiya ayaa isla qaatay go'aan ah in ay ka hor tagaan maxkamadaha Islaamiga ah, ayna adeegsadaan tallaabo kasta oo lama huraan ka dhigeysa in ciidamadaasi laga hor-tago.

Sida warku sheegayo waxaa madaxweyne C/llaahi Yuusuf ka ogolaaday ra'isul wasaaraha Itoobiya in diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay isticmaalaan hawada Soomaaliya si ay uga qeybqaataan dagaal lala galo maxkamadaha Islaamiga ah, waxaana la xaqiijiyey in ugu yaraan diyaaradahaas qeybo ka mid ah ay isticmaali doonaan garoon ku yaala degmada Waajid, oo lagu amray hay'adihii samafalka ee isticmaalayey garoonkaasi in ay u wareegaan garoon kale oo ku yaala degmada Xudur.

Dhinaca kale, waxaa soo baxaya baaqyo ka imaanaya beesha caalamka, gaar ahaan J/Carabta oo ka dalbaneysa dowladda federaalka, maxkamadaha islaamiga ah & dalalka deriska sidii looga baaqsan lahaa dagaal lagu hoobto oo dhexmara dowladda & maxkamadaha.

Xiisada magaalada Baydhabo ayaa sii kordeysay tan & markii dowladda & maxkamaduhu midiiba labo jeer la wareegeen gacan ku haynta degmada Buur-hakaba oo 60 Kimilo mitir koofur ka xigta Baydhabo, waxeyna arrintu ka sii dartay markii ay soo baxeen warar aan la xaqiijin oo sheegaya in maxkamaduhu ay dhinaca Baydhabo u dhaafeen Buur-hakaba taasoo qalqal gelisay xubnaha dowladda ee ku sugan Baydhabo, sababtayna in si degdeg ah ay diyaarado gaar ah u billaabaan daadgureynta xubnaha labada gole ee dowladda.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Hargeisa is on the list after Mog.

But U guys have better experience in running into the hills than Rer Xamar do.

Laughing Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

If that's true, it's going to be a big mistake.......
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Laughing Laughing Laughing nacas we're gonna bring them down, BTW u still havent taken this back, its becoming an eyesore Laughing

http://img1.travelblog.org/Photos/681/1 ... eisa-0.jpg
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Post by eyes-only »

Talk about suicidal. Laughing

I donÂ’t think the people in xamar are going to be fazed by some rubbish third world air force when they werenÂ’t intimidated by the Americans. It is almost laughable that he would sell out the people he is supposed to be representing for the Ethiopian midget.

LetÂ’s see where this gets that stupid excuse for a government.
After this stupid move, I donÂ’t think the mujahideen are going to listen to Dahir Aweys and wait for the peace talks. Rolling Eyes
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Post by galia »

Typical dumb darood leader, always trying to sell somalia to ethiopians, but don't worry somali people, the notorious Haber Gider got ur back, we gonna deal with dem ethiopians Haber Gider style.
User avatar
CrazySommies
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2880
Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
Location: www.Zoomaliawatch.org

Post by CrazySommies »

I told, way dhaqdhaqaaqayaan just now!

Habashis want to Zoomalians to stay in tribal fiefdoms not go across them. Riyoole was told to back off from the Habashi butlaandhers, now its the turn of the hutus to find out although its the third time for HG(Once in Gedo, another in Baydhabo, now in Buurhakaba).

Don't these bantus ever learn?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”