Finally, Baidoa has fallen
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Finally, Baidoa has fallen
Yes it happened. The remnants of the defeated Tigre militias supported by the Lackadaisical whimpers of the TNG are being overrun by the valiant UIC defence forces. Woohoo!!!!!!!!!!!!!!!
http://www.dayniile.com/disember/20disember4.htm

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Salaad Cali Jeele oo sheegay in dagaal saakay uu Maxkamadaha iyo Dowlada ku dhex maray Duleedka Baydhabo.
Baydhabo, Arbaco, 20 December 2006 Simba Radio
Dowlada Federaalka ayaa sheegtay in dagaal uu ku dhex maray Shalay Galab iyo Saakay Ciidamada DFKMGS iyo Maxkamadaha Islaamiga Deegaanka Iidaale ee u dhaxeeya Baydhabo iyo Diinsoor.
Salaad Cali JeeleWasiir Ku Xigeenka Dowlada Federaalka KMGS Salaad Cali Jeelle oo Shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa dooday in shalay galab Ciidamadooda ay soo weerareen Maxkamadaha Islaamiga, isagoo sheegay in Maxkamadaha dagaalkaasi ay tobban Askari ugu dileen isagoo sheegay dhinacooda in Hal Askari uu ka geeriyooday labana lagu dhaawacay.
Salaad Cali Jeele xiliga uu Shirka Jaraa'id qabanayay ayuu sheegay iney socoto rasaas ay I weydaarsanayaan labada ciidan, isagoo sheegay ineysan jirin ciidamada lugta oo gacnata iskugu tagay.
Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan war ah oo kasoo baxay Mas'uuliyiinta Maxkamadaha oo ku aadan eedeynta Dowlada Federaalka.
Simba Media Center , Mogadishu

- Jeffrey Dahmer
- SomaliNetizen

- Posts: 634
- Joined: Tue Dec 07, 2004 4:35 pm
It seems the ICU are still using their propaganda tactics. 70% of what they claim are downright lies and history attests to that.
Last edited by Jeffrey Dahmer on Wed Dec 20, 2006 10:23 am, edited 1 time in total.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Ra'isal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ahna wasiirka arrimaha gudaha Eng. Xuseen Caydiid, ayaa ku goodiyey in haddii ay maxkamadaha weerar ku qaadaan magaalada Baydhaba ay khasaare xoogan kala kulmi doonaan, oo aysan guul ka keeni doonin dagaal ay la galaan ciidanka dowladda federaalka.
Hobyonet. Muqdisho. Arbaco, Dec 20, 2006
Ra'isal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ahna wasiirka arrimaha gudaha Eng. Xuseen Max'ed Caydiid, oo wareyso qaas ah siiyey wargeyska Sharqal Awsad, ayaa sheegay in ciidamada dowladda federaalka ee fadhiya gobolada kala duwan ee dalka gaar ahaan magaalada Baydhaba ay diyaar u yihiin in ay iska difaacaan weerar kasta oo kaga yimaada ciidanka maxkamadaha.
Eng. Xuseyn Caydiid waxa uu sheegay in dagaal dhexmara labada ciidan uu ka dhalan karo khasaare xogan oo labada dhinacaba la soo gudboonaada, oo aysan xaalka noqon doonin mid sahlaan, isagoo intaa sii raaciyey in cashar u dhigi doonaan ciidanka maxkamadaha.
Ra'isalwasaare ku xigenka dowladda federaalka waxa uu sheegay in ciidamadooda aysan weerar aheyn balse ay si-difaacayaan, wuxuuna ka digay cawaaqib ka dhalan kara weerar lagu soo qaado.
Xuseen Caydiid waxa uu sheegay in dowladda ay diyaar u tahay wadahadal kasta oo lagu xallinayo arrinta ka dhaxeysa dowladda iyo Maxkamadaha, balse waxa uu ku eedeeyey in xubno ka tirsan maxkaamdaha aysan dooneyn in ay wadahadal la galaan dowladda federaalka oo uu sheegay in ay tahay mid caalamka aqoonsan yahay.
Eng. Xuseen Caydiid waxa uu muujiyey in dowladda ay taageero buuxda ka haysto shacabka Soomaaliyeed.
Wareysiga Xuseen Caydiid lala yeeshay waxa uu yimid xilli maxkamdaha ay ka laabteen wakhtigii kama dambeysta ahaa ee ay maxkamadaha u qabteen inn ciidanka Itoobiya ee jooga qaybo ka mid ah dalka.
Ra'isal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha gudaha waxa uu beeniyey in ciidamo lixaad leh oo Itoobiyaan ah ay ka howl-galaan qaybo ka mid ah dhulka Soomaaliya, isagoo sii raaciyey in waxa maxkamadaha ay Itoobiyaan u yaqaanaan ay yihiin dowladda iyo ciidamadeeda.
Hobyonet. Muqdisho. Arbaco, Dec 20, 2006
Ra'isal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ahna wasiirka arrimaha gudaha Eng. Xuseen Max'ed Caydiid, oo wareyso qaas ah siiyey wargeyska Sharqal Awsad, ayaa sheegay in ciidamada dowladda federaalka ee fadhiya gobolada kala duwan ee dalka gaar ahaan magaalada Baydhaba ay diyaar u yihiin in ay iska difaacaan weerar kasta oo kaga yimaada ciidanka maxkamadaha.
Eng. Xuseyn Caydiid waxa uu sheegay in dagaal dhexmara labada ciidan uu ka dhalan karo khasaare xogan oo labada dhinacaba la soo gudboonaada, oo aysan xaalka noqon doonin mid sahlaan, isagoo intaa sii raaciyey in cashar u dhigi doonaan ciidanka maxkamadaha.
Ra'isalwasaare ku xigenka dowladda federaalka waxa uu sheegay in ciidamadooda aysan weerar aheyn balse ay si-difaacayaan, wuxuuna ka digay cawaaqib ka dhalan kara weerar lagu soo qaado.
Xuseen Caydiid waxa uu sheegay in dowladda ay diyaar u tahay wadahadal kasta oo lagu xallinayo arrinta ka dhaxeysa dowladda iyo Maxkamadaha, balse waxa uu ku eedeeyey in xubno ka tirsan maxkaamdaha aysan dooneyn in ay wadahadal la galaan dowladda federaalka oo uu sheegay in ay tahay mid caalamka aqoonsan yahay.
Eng. Xuseen Caydiid waxa uu muujiyey in dowladda ay taageero buuxda ka haysto shacabka Soomaaliyeed.
Wareysiga Xuseen Caydiid lala yeeshay waxa uu yimid xilli maxkamdaha ay ka laabteen wakhtigii kama dambeysta ahaa ee ay maxkamadaha u qabteen inn ciidanka Itoobiya ee jooga qaybo ka mid ah dalka.
Ra'isal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha gudaha waxa uu beeniyey in ciidamo lixaad leh oo Itoobiyaan ah ay ka howl-galaan qaybo ka mid ah dhulka Soomaaliya, isagoo sii raaciyey in waxa maxkamadaha ay Itoobiyaan u yaqaanaan ay yihiin dowladda iyo ciidamadeeda.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
[quote="Sir-Luggoyo"]Abdi,
Horta when did Ina Caydiid become Engineer? Isn't he the one working at a gas station in Boston and then registered as an interpreter for the US Army when he couldn't find any decent job?
Besides, the dude have no brains and is a disgrace to be fathered by the Martyr Aydiid Sr.[/quote]
No, Hussein did not live in Boston, Your are talking about his older brother.
Engineer Hussein did graduate from Cal State University Long Beach and worked for the Covina City Public Works Department.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1242 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 1 Replies
- 304 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 9 Replies
- 831 Views
-
Last post by InaSamaale
-
- 10 Replies
- 862 Views
-
Last post by kenyan4life
-
- 5 Replies
- 909 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 5 Replies
- 498 Views
-
Last post by Dior
-
- 17 Replies
- 1221 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 3 Replies
- 582 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 678 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by Knight of Wisdom