We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Dad badan waxa ay is waydiinayaan iyadoo aan kulligeen wada ognahay in xiriirka Maraykanka iyo Cuba uu aad u xun yahay sida ay ugu suura gashay in Maraykanku ku yeeshaan xarun maraakiibta ciidamada ah (Naval Base).
Qaybta Labaad: Somaali badan oo ku nool magaalooyinka Minneapolis iyo St. Paul ayaa nasiib u yeeshay inay la kulmaan Abwaanka caanka ah Maxamuud Cadullahi Ciise (Sangub)