Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Maarso 20023

Maarso 2002 Articles

Aqoon Kororsi - Barashada HTML (Hyper Text Markup Language)
2002-03-01 12:01:05 - HTML waxey u taagan tahay (Hyper Text Markup Language). Luuqaddan, ogow HTML ma ahan Programme ee waa luuqad ama baratakool, waana mid suurtagalisa sameysta iyo isku xiridda electronic ah Hypertext links oo u dhaxeeya dukumiintiyaal ama feylal
Arrimaha bulshada - Maxaa guurka yareeyay?
2002-03-01 12:00:28 - Horumarka iyo ilbaxnimadu waxay jaan guuriyaan wixii hore loo yiqiin oo dhan sida dhaqanka , hiddaha, iyo suugaanta iwm.Haddaba haddaan soo qaadano wax- yaalaha aad u yaraaday oo uu ka mid yahay guurka. Maxaa keenay inuu yaraado ama isbadalo?
Arrimaha Bulshada - Soomaaliyey isfaquuqu xaq ma ahan!
2002-03-01 11:59:50 - Qof ayaa loogu yeeray: Geesi, Dirac, Doqon, Jaahil. Bal jawaab ka bixi qofkii intaa o dhan laga daayay oo wax ka daran loogu yeeray, maxey tahay waxa loogu yeeray? Waan heli doonaa jawaabtaa.Maalin ayaan ka qayb galnay wax loogu yeeray Xaflad taas oo loogu yeeray dhammaan dadka oo dhan gaar ahaan Soomalida.
Barnaamijka Xiddigaha - Cumar Ringo
2002-03-01 11:59:03 - Xubinteena maanta waxaa aynu ku soo qaadanaynaa ciyaaryahan Cumar Cismaan Waasuge oo dadka ciyaaraha jeceli badankoodu u yaqaaniin( Cumar Ringo). Cumar wuxuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii ugu wanaagsanaa kubbadda koleyga intii u dhaxaysay sannadihii 1970 kii ilaa 1976 kii
Caafimaadka - Cayilka oo Fara ba’an ku haya dunida saddexaad
2002-03-01 11:57:24 - Waddamo badan oo ka mid ah kuwa horay u maray xagga dhaqaalaha ayaa muddo dheer dagaal kula jiray ka hortagga cayilka. Dalka maraykanka waxaa lagu qiyaasaa in saddexdii qofba uu midkood cayilan yahay. Cayilka waddamada horay u maray waxaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay cudurrada halista ah.
Cayaaraha - Qubane (Soomaaliya iyo Aduunka)
2002-03-01 11:56:39 - Waa qoraallo iyo sawirro aan usoo xulnay bishan
Taariikhda - Dagaalkii 1977 (Qaybtii 2aad)
2002-03-01 11:55:04 - Bilowgii bishii juun 1977 kii ayaa madaxweyne Jimmy Carter dhambaal sir ah u soo diray madaxweyne Maxamed siyaad.Carter wuxuu dham balkiisaas ku leeyahay
Diinta - 70-ka danbi oo ugu waaweyn Diinta Islaamka (kabaa\'irta)
2002-03-01 11:53:55 - Quraankeenna kariimka ah iyo sunnada nabigeena suubban calehi salaatu wasalaam (CSW) waxay marar badan ka hadleen danbiyada waaweyn oo la doonayo inuu qofka Muslinka ahi iska ilaaliyo. Iyada oo ay lagama maarmaan tahay in qofka Muslimka ahi uu iska ilaaliyo danbiyada kuwa yar-yar iyo kuwa waaweynba
Diinta - Su’aalihii ugu yaabka badnaa oo la wadiiyay Shiikh Cabdullahi Al-Nuuri iyo jawaabohoodii
2002-03-01 11:53:03 - Waddan kasta oo ka mid ah waddamada Muslimiinta wuxuu leeyahay dad culumo ah oo aad u yaqaan diinta Islaamka. Dadkaas culumada ah bulshada inteeda kale ayaa waydiiya arrin kasta oo diinta la xiriirta. Shiikh Cabadalla Al-Nuuri ayaa ka mid ah Culumada ugu waaweyn oo soo maray waddanka Kuwait .
Fanka iyo Suugaanta - Sheeko taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-03-01 11:52:23 - Labadii qaybood oo hore waxaan la soconay Faysal iyo Ayaan oo telefoon iskula hadlay kaddib markii ay waqti badan kala lunsanaayeen. Ayaan oo waraaq Faysal u soo dirtay iyo sidii uu Faysal ku helay Talefoonka Ayaan, waxaan kale oo la soconay sidii uu xiriirkoodu ku bilowday.

Back to News Archive Categories