MAXAAD KA TAQAANAA 13-KII DHALINYARO EE AASAASATAY URURKII SYL OO AAN MAANTA HARSANEYNO XURIYADDII AY NAFTOODA, MAALKOODA IYO MASKAXDOODA U SOO HUREEN?
1. C/qaadir Saqaawadiin. Waxa uu ku dhash
ay Degmada Tiyeeglow ee ka tirsan Gobolka Bakool sanadku markuu ahaa 1919kii.
2. Siidii Xirsi Nuur, waxa uu ku dhashay Magaalaa Mareeg oo ka tirsan Gobolka G/guduud sanadku markuu ahaa 1915kii
3. Yaasiin Xaaji Cismaan, waxa uu ku dhashay Degmada Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug sanadkii 1917kii
4. Xaaji Maxamed Xuseen waxa uu ku dhashay Muqdisho, Gobolka Banaadir sanadkii 1917kii
5. Cismaan Geedi Raage, waxa uu ku dhashay Muqdisho, Gobolka Banaadir sanadkii 1925kii
6. Dheere Xaaji Dheere. Waxa uu ku dhashay Muqdisho, Gobolka Banaadir sanadkii 1926kii
7. Daahir Xaaji Cusmaan. Waxa uu ku dhashay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug sanadkii 1925kii
8. Cali Xasan Maxamuud waxa uu ku dhashay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug sanadkii 1927kii
9. Maxamed Cali Nuur, waxa uu ku dhashay Degmada Shangaani oo ka tirsan Gobolka Banaadir, sanadkii 1927kii
10. Maxamed Faarax Hilowle waxa uu ku dhashay Mareeg oo ka tirsan Gobolka Galgaduud sanadkii 1925kii
11. Xaaji Maxamed C/llaahi (Xayeesi), Waxa uu ku dhashay Muqdisho, Gobolka Banaadir sanadkii 1918kii
12. Huudoow Macallin Cabdulle waxa uu ku dhashay Mareerey oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose sanadkii 1926kii
13. Maxamed Cusmaan Baarbe waxa uu ku dhashay B/Dheere oo ka tirsan Gobolka Gedo sanadkii 1910kii
Waxaa isku soo duway:
Axmed Aamiin Yuusuf Maxamed
Aamiincade@yahoo.com
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!