Soomaali - Arimaha Bulshada Articles
-
Gabadhii xumaan damacda aabahey baa nin iga weyn u dari lahaa miyey qiil ka dhigataa?
2005-09-30 09:31:23 -
<#ayan_ikraam_sm.jpg#>[tix raac qormi ku saabsan buugii beenta ahaa ee Ayaan Xirsi] Waxey aheyd maalin aan dhex taagnaa carwaddii 25aad ee bandhiga buugagta magaalada Gothenburg ee Sweden 29.9.2005-ta si habsami ah uga furmay. Waa carwo caalami ah oo sanad walba qorayaasha adduunka iyo intii ehel u ah qalinka lugu soo bandhigo qoraaladooda...
-
Xaaladda Waxbarashada Soomaaliya
2005-07-28 05:25:19 -
<#wehliye_070528_sm.jpg#>Markii dhibaatadu ay ka dhacday Soomaaliya horaantii Sagaashamaadkii waxaa inta badan la waayay Waxbarshadii Aasaasiga aheyd, hase ahaatee, isla xilligaa ayaa waxaa soo baxay waxbarasho lacag ah, taasoo inta badan aan Shacabka Soomaaliyeed awood u laheyn
-
Xaaladda Garoonka Stadium Mogadishu
2005-07-06 18:44:06 -
<#stadium_mog_07055_sm.jpg#>Garoonka caalamiga ah ee Stadium Muqdisho, waxaa dhidibada loo taagay oo uu howl galay Dabayaaqadii 70aadkii, waxuuna kamid ahaa, Garoomada ugu caalamisan Qaarada Africa, istadio muqdisho waxaa ay ka koobneyd Garoomo dhowr ah sida, kan Basketka, Laliska, Teeniska dheer, Juudoowga iyo Karateyga, Hotel aad u qurux badan iyo Garoomo lagu aalamiinteeyo.
-
Waa sidee nolosha dibjirada
2005-06-23 06:57:55 -
<#ciyaal_dib06055_sm.jpg#>Markii ay soomaaliya ka curteen dagaalada sokeeye waxaa soo baxay tiro caruur ah oo aan heysan daryeel kadib markii ay waayeen waalidkii dhalay sababo kala duwan.
-
Doorka daawada Soomaaliya
2005-06-20 07:11:32 -
<#daawo_06204_sm.jpg#>Markii ay burburtay dowladdii dhexe ee soomaaliya horaantii sagaashamaadkii waxaa isbedel weyn uu ku yimid nolosha soomaalida gudaha oo dhan, waxaana bilowday in shaqsi kastaahi uu bilaabo sidii uu noloshiisa u maareyn lahaa.
-
Aasaasayaashii Ururkii Waddaniga SYL
2005-05-31 14:14:53 -
MAXAAD KA TAQAANAA 13-KII DHALINYARO EE AASAASATAY URURKII SYL OO AAN MAANTA HARSANEYNO XURIYADDII AY NAFTOODA, MAALKOODA IYO MASKAXDOODA U SOO HUREEN?
-
Dameer ka diyo badiyay ninkii lahaa
2005-05-31 14:02:42 -
Markii dagaaladu ay Soomaaliya ka qarxadeen horaantii Sagaashamaadkii kadib waxaa dalka ka dhacay dhacdooyin xanuun badan oo aan sinnaba loo aqbali Karin, hase yeeshee ku qotoma dhacdo run ah, hadaba shabakadda wararka Somalinet waxay idiin heysaa inta badan dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee Soomaaliya ka dhaca xilliyadii dowlad la`aanta
Back to News Archive Categories