Nin ayaa magaalada Rheinfelde oo ku taal koofurta waddanka Germany ku diley xaaskiisa oo Soomaali ahayd, laba caruura iyo waaridki. Kadibna wuxuu u dhintay dhaawac uu isa soo gaarsiiyey.
Arrinkan ayaa dhacay kadib markay xaaskiisa oo ay xanaaq ku kala maqnaayeen ka war heshay inay lasoo degtay naag kale oo ay saaxiib yihiin, kadibna ay ay ka codsatay inay is furaan.
Xaaskiisa oo aan magaceeda wali la baahinw axay jirtey 30 sano caruurtuna waxay kala ahaayeen gabar 7 sano iyo wiil afar sano. Gacan ku dhiigluhu wuxuu jirey 41 sano halka waaridkiisna ay kor u dhaafeen 70 sano.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!