Soomaali - Soomaalida Qurbaha Articles
-
Uganda: Rule for life -Libyan leader urges Ugandan counterpart
2008-03-18 01:29:44 -
(SomaliNet) Libyan president Col. Muammar Gadaffi on Monday urged is Ugandan counterpart Yoweri Museveni to rule for life as long as he has the will of the people.
The Libyan leader, closing the
-
Suuq Bacaad oo laga wado howlgalo baaritaan, ka dib qaraxyo dhacay
2007-08-17 07:01:29 -
(SomaliNet) Ciidamada amaanka ee dowlada KMG oo wehilinaya ciidamada Ethiopia ayaa saakey howlgalo baaritaan ka bilaabay Suuq Bacaad oo ku yaalla waqooyiga magaalada Muqdishu iyagoo baaraya hub iyo da
-
Ogeysiis muhiim ah: Soomaalida Minneapolis
2006-09-25 14:30:40 -
<#credit_card_prv_sm.gif#>(SomaliNet) Haddii aad ka adeegatid laxmu xalaalka Chicago/Portland oo ciwaankiisu yahay 1926 Chicago Av. South, Minneapolis, MN waxaa lagula socodsiinayaa in risiidka ay dadka siiyaan uu ku qornaan karo waxyaabo hadii qof tuug ahi awood usiin karta inuu isticmaalo credit card
-
Xaflad balaaran ooabaaraha soomaaliya lacag loogu uruuriyey
2006-04-04 10:31:43 -
<#canada_oxfam_06_sm.jpg#>Xaflad si aad u heersaraysa loo soo agaasimay ayaa ka dhacday caasimada dalka Canada, xafladaasi oo lagu qabtay Dhismaha City Hall ee magaaladaasi Ottawa.
-
Jaaliyada Soomaalida iyo wasiirada Qaxootiga Sweden oo kulmay
2005-09-22 09:30:14 -
<#swedrefm_sm.jpg#>Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Sweden ayaa waxaa maalintii shalay aheyd usuuragashay iney kulan gaaban la yeeshaan wasiirada u qaabilsan socdaalka iyo qaxootiga (Immigration Minister) ee Barbro Holmberg.
-
Somalida Britain oo beri kulmeysa
2005-07-31 23:18:49 -
Wararka ka imaanaya magaalada London ayaa sheegaya in Soomaalida dalkaasi ku dhaqan ay Maalinka beri ah yeelanayaan kulan xasaasi ah kadib markii ay soo baxeen warar la xiriira shaki dhinaca Argagixisada ah oo kaga yimid Xukuumadda dalkaasi.
-
Minnesota iyo labada magaalo ee Minneapolis iyo St. Paul oo aqoonsaday Usbuuca Soomaalida
2005-06-29 13:16:44 -
Governor-ka iyo labada Mayor ee Minneapolis & St. Paul oo si rasmi ah u aqoonsaday Usbuuca Soomaalida June 26-July 2 2005 (Proclamations)
-
Hooyo Soomaliyeed iyo caruurteeda oo Germany lagu dilay
2005-05-02 07:17:37 -
Nin ayaa magaalada Rheinfelde oo ku taal koofurta waddanka Germany ku diley xaaskiisa oo Soomaali ahayd, laba caruura iyo waaridki. Kadibna wuxuu u dhintay dhaawac uu isa soo gaarsiiyey.
-
Soomaali la masaafuriyey oo dib loo soo celiyey
2005-04-24 13:14:50 -
<#jama.jpg#>(Minneapolis) Keyse Jama oo laga masaafiyey dalka Maraykanka ayaa diyaaradii dib ugu soo celisay gobolka Minnesota kadib markii maamulka Puntland ee Soomaaliya ay diideen inay aqbalaan Keyse.
-
Minneaplis: Dilaagii Yaasmiin oo maxkamad lasoo taagay
2005-04-17 22:16:26 -
(Minneapolis, USA) Gacan ku dhiiglihii dilay Yaasmiin Cali Geele bishii Nofember ee lasoo dhaafay ayaa arbacadii maxkamad lasoo taagay.
Back to News Archive Categories