(Minneapolis, USA) Gacan ku dhiiglihii dilay Yaasmiin Cali Geele bishii Nofember ee lasoo dhaafay ayaa arbacadii maxkamad lasoo taagay.
21 jir, Ismaaciil Cali ayaa qirtay inuu danbile yahay uuna soo gatay bistoolada uu ku diley Yaasmiin. Waxaa la xukumi doonaa bisha may 13-keeda ayadoo lagu xukumi doono 13 sano.
Waxaa kaloo dilka gabadhan Soomaaliyeed u xiran afar niman soomaali ah oo ka qayb qaadanayey dhac ay ugu tageen yaasmiin oo gurigeeda joogtay.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!