Skip to main content
  • President Abdikassim Salad Hassan
    Young Somali? Learn your history!
  • We are building your massive online library...
    Expect exciting new services too. Stay tuned...

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Soomaali Lugaysay 2000 Kilomitir

Published on: 2005-04-17 22:08:57

Niman soomaali ah oo gaaraya 42 ayaa waxay lug ku tageen wadanka Malawi. Nimankan oo sii dhex maray wadamo badan ayaa waxay ku qaadatay laba bilood iyo bar inay wadankaas gaaraan.

Soomaalidan oo ay arkeen dad degan meel ku dhow xuduudka Malaawi ay la leedahay Muxanbiik ayaa waxaa aad uga muuqday oon iyo daal.

Waxay codsadeen inay qaxooti ahaan ugu noolaadaan wadankan iyagoo sheegay in horey ay usoo diideen laba wadan.

Back to Category